Home » November 30th, 2017 Entries posted on “November, 2017”

Xildhibaanada Hirshabelle Oo Bilaabay Qaban Qaabada Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweynaha Maamulkaas

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa dhaliilay qaabka madaxweyne Maxamed Cabdi Waare uu u maray Magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee Maamulkaasi. Waxaana ay tilmaameen qaar ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka in aan Sifo Sharci ah loo marin Magacaabista Golahaasi. Xildhibaan Sharmaa’arke Xasan Ganey oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in madaxweynaha Hisrhabelle uu baal maray Dastuurkii […]

November 30th, 2017 | Posted in dhageysi,Wararka | Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Boosaaso

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaare geystay oo saakay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, kaasi oo ka dhacay goob mashquul badan. Qaraxan ayaa si gaar ah uga dhacay xaafada Masjid Raxma ee magaalada Boosaaso, waxaana si weyn looga maqlay qaar ka tirsan xaafdaha magaalada Boosaaso. Warar kala duwan ayaa […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Arsenal oo Xalay Garoonkeeda Ku Xasuuqday Kooxda Huddersfield.

Arsenal ayaa halkeeda ka sii wadatay rekoodhkii guulaha xidhiidhka ah ee ay xili ciyaareedkan, waxayna xasuuq xun u gaysteen xalay kooxda heerka labaad ka soo baxday ee Huddersfield iyada oo Gunners muujisay awooda wayn ee ay xili ciyaareedkan ku leedahay garoonkeeda. Ciyaaryahan Lacazette ayaa bilawgii kulankan goolasha daah furay laakiin qaybtii danbe ayay ahayd markii […]

November 30th, 2017 | Posted in sawirro,sports,Wararka | Read More »

AFRICOM: Somalia’s new leaders are best hope to end the nation’s dysfunction

Somalia’s new government offers the country its best chance for “lasting peace in over a generation,” and the U.S. military will continue to build up local forces to fight Islamic militants rooted there, U.S. Africa Command said Wednesday. “Our policy is to support Somalia-led efforts to encourage members of the al-Shabab and [Islamic State] to […]

November 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Maraykanka oo ka hadlay mar kale Duqayntii ka dhacday Deegaanka Bariire

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa si faah faahsan loogaga hadlay Duqeyntii 28-kii August ee sanadkan xilli aroor ah ka dhacday Degaanka Bariire oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliska Dowladda Maraykanka ayaa sheegay howlgalkii Bariire inaanan lagu dilin dad rayid ah, balse keliya lagu beegsaday rag hubeysan oo […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee madasha iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny ee Abidjan Madaxweyne Ku Xigeenka dalkaas Mudane Daniel Kablan, Wasiirka […]

November 30th, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

QISO QAMUUNYO LEH: Marnaba Ma Fahmi Kartid Macnaha Bini’aadannimadu Leedahay.

QISO QAMUUNYO LEH: Marnaba Ma Fahmi Kartid Macnaha Bini’aadannimadu Leedahay. Waxaan kula kulmay Sylvester Mumba magaalada Livingstone ee dalka Zambia sanadkii 2012kii halkaas oo aan fasax ku tagey. Most Zambians are jealous people, looked down upon my husband, framed him so that I can date them-American Woman discloses Sylvester wuxuu ku iibin jiray oo ka […]

November 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhexmaray Duleedka Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose

Wararka laga helaayo Gobolka Sh/Hoose gaar ahaan inta u dhaxeysa Degmada Qoryooley iyo Degaanka Danow ayaa sheegaya in maanta uu dgaal ku dhexmaray ciidamada AMISOM iyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab. Dagaalku ayaa ahaa mid mudo kooban socday,iyadoo ay labada dhinac isu adeegsadeen dagaalkaasi hub culus, iyadoo labada dhinac la soo sheegayo Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab uu kala […]

November 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg ah:- Mid ka mid ah Golaha Wasiirada cusub ee Hirshabelle oo is casilay

Wararka ka imaanaya Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in Wasiiru Dowlaha Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Maamulkaasi Ismaaciil Maxamed Culusow oo ka mid ahaa liiska golaha wasiirada ee maanta loogaga dhawaaqay magaalada Jowhar uu sheegay inuu iska casilay xilkaas loo magacaabay. Wasiirka is Casilay Ismaaciil Maxamed Culusow ayaa sheegay inaan lagala tashan xilka uu Madaxweynaha […]

November 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga oo Magaalada Baraawe kula hadlay Ciidamada Xoogga dalka.

Wafdi uu hoggaaminayo Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Wasiir ku xigeenka iyo Wafdigiisa ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka Magaalada Baraawe, Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga […]

November 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess