| | 270 views

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ku dagaallamay

Ciidamo ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa dagaallo goos-goos ah waxay ku dhexmarayaan gudaha magaalada Gaalkacyo.

Dagaalladan ayaa lagu soo warramayaa inay salka ku hayaan muran la xiriira adeegsiga bakhaar ku yaalla bartamaha suuqa magaalada.

Inta la xaqiijiyay 4 qof ayaa dhintay, in kabadan 10 kalena way ku dhawacmeen dagaalladan ka socda magaalada. Warbixinta waxaa goor dhaweyd Gaalkayo ka so diray Abdiwaaxid Macalin Isxaaq.



Taaj Expess