| | 248 views

Xaalada dhaawacyadii loo qaaday Dalka Suudan oo laga deyrinayo

Gudoomiyaha Gudiga Qaran ayaa sheegay in Suudaan ay ka soo agarayaan fariimo kala duwan dalka Suudan taas oo ku aadan duruufo kala duwn oo ay qabaan dhaawacyadii loo qaday dalkaas.

Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in habeen iyo Maalin ay cabashadaas u timaado 161 qof, isla markaana qof ka mid ah dhaawacyadii la qaaday uu geeriyooday.

Waxa uu ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in dadkaas oo qaarkood xataa aysan heysan waxyaabihii ay cuni lahaayeen kiradii gurigooda, iyo abahiyo kale oo farabadan intba.

Marka lagas oo tago hadalka Gudoomiyaha Guddiga Gurmad qaran ayaa waxaa horay u jirtay in Baraha Bulshada lagu soo bandhigayay cabashada dadkaas.



Taaj Expess