| | 2,390 views

Muuqaalka gaarigii ku qarxay isgoyska Zoobe bil kahor oo la helay

Waxaa hadda la helay Muuqaal kooban oo ku saabsan qarixii ka dhacay Isgoyska Zoobe bil ka hor 14 Bishii Octooper ee Sanadkaan.

Muuqaalkaan oo ay duubtay kaamirada Qarsoon ee loo yaqaano CCTV ayaa waxa uu muujinayaa Gaariga inta uusan qarxin oo la arkayo iyo sida ay Goobta u tahay mid mashquul badan.



Flag Counter

Archives

Wareysi ku saabsan Xidhibaanada cusub ee Sweden Aaliyah Faduma iyo Mohamed Abdulkani

Dhageyso wareysi xiiso leh: Guushii xildhibaanada cusub ee Somali-Swedhishka ee golaha deegaanada