Home » November 30th, 2017 Entries posted on “November, 2017”

Wafdi uu hogaaminaayo wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaan dhiga ayaa maanta soo booqday jiida hore

Wafdigan uu hogaaminaayo wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaan dhiga ayaa maanta soo booqday jiida hore ee dagaalka lagula jiro Al-shabaab ee degmada Baraawe oo ah magaalo madaxda dowlad gobaleedka koonfur galbeed weli waxaa socdo xog uruurinta iyo isku shaandheynta ciidamada dalka soomaaliyeed ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga mar uu la hadlaayay warbaahinta asagoo ku […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Federal ma aadan fahmin,Caasi Qaran NASASHADA JIMCAHA. Q-72aad.

1-Wiil, gabar shukaansanayay ayaa ku yiri: Macaanto, wallaahi hadda gaari ayaan wadaa ee i sug, kadibna wuxuu soo qaatay baabuur VIP ah oo Adeerkii lahaa, markii ay baabuurkii soo ag istaagtay ayuu ku yiri: Baabuurkan nuuciisa lagama helo magaalada xowligiisuna waa dheereeyaa,shil ayaan ka baqayaa, aan iska maja baxsano oo aan casho kaa soo siiyo […]

November 30th, 2017 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Maamulka G/Banaadir oo soo saaray amarro Amniga Muqdisho ku saabsan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed Kulan uu shir udoominaayay oo looga hadlaayay Amniga Gobolka Banaadir, ayaa looga hadlay arrimaha la xiriira amniga Gobolka, dhulalka iyo Go’aammada Maxkamaddaha. Golaha Aminga G/Benaadir ayaa walaac ka muujiyay sida sharciga fulintiisa ay mar walba u hirgalin oo loo hareer maro, waxaa kale oo […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somali Inter-state football tourney shifted to Mogadishu

The 2nd edition of Somali Inter-State football tournament has been shifted from would-be hosts, The Jubba land state to the capital Mogadishu, Somali Football Federation confirmed. Following a letter from the southern Jubba Land State dated on 29th of November which stated that the regional state was unable to host this year’s event due to […]

November 30th, 2017 | Posted in english,sawirro,sports | Read More »

WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo wada qabtay tababar ku saabsan maareynta nafaqo-xumida.

Muqdisho, Soomaaliya-Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagabeyneysa 5-maalmood oo tababar ah oo loogu talagalay dadka nafaqo-xumada ba’an ku haya dhibaatooyinka caafimaad. Laba iyo labaatan shaqaale caafimaad oo ka kooban 12 xarumo dejinta nafaqeynta ee Soomaaliya ayaa ka qayb qaatay koorsada tababarka, taas oo […]

November 30th, 2017 | Posted in caafimaadka,Wararka | Read More »

WHO and Somali Federal Ministry of Health conduct cascade training on management of severe acute malnutrition

Mogadishu, Somalia-The World Health Organization (WHO), in cooperation with the Somali Federal Ministry of Health, concluded in Mogadishu today a 5-day national cascade training course on the management of severe acute malnutrition with medical complications. Twenty-four health workers from 12 nutritional stabilization centres in Somalia participated in the training course, which aimed at improving the […]

November 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Dowladda oo soo bandhigtay qorsho cusub oo Askari walba ku qaadanayo mushaarkiisa

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya   Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah furay Diiwaan-galinta Ciidamada Xooga Dalka oo markii ugu horeysay Taariikhda Soomaaliya  Askari walbo Mushaarkiisa uu ku qaadan doono Akoonkiisa gaarka ah. Arintaan oo uu hormuud ka yahay Wasiir Beyleh ayaa ujeedkeedu waxa uu yahay in laga gudbo Nidaamka Lacagaha Kaashka ah gacanta […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Puntland oo Askari ku wareejisay Dowladda

Waxaa maanta Xerada 54 aad Ee Garowe lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland oo ku biiraya Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed. Ciidankan oo tiro ahaan gaaraya 2,400 oo Askari, ayaa qayb ka ah ciidamo laga qorayay Maamulada xubnaha ka ahDawladda Federalka Dhexe, waana heshiis horey loo kala saxiixday oo ku saabsanaa […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiir Beyle: “Dowlad Goboleedyada dekadaha leh waxba ma siinno”

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah aysan dhaqaale siinin dowlad Goboleedyada leh dekadaha ee uu dakhliga gudaha u soo xaroodo. Wasiirka oo wareysi siiyay TV-g Somali Caple ayaa sheegay in dowladda dhexe ay kaliya lacag miisaaniyadeed siiso dowlad Goboleedyada aan lahayn dekadaha. Waxaa uu intaas ku daray in […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

FBI-da Mareykanka oo dambi ku weysay wiil Somali ah

FBI-da Dalka Mareykanka ayaa xaqiijisay in C/Risaaq Cali Cartan uusan xiriir la laheyn Daacish kaddib markii Sanadkii hore uu weerar ku qaaday Jaamacadda Ohio oo uu dhiganayay. C/Risaaq ayaa 11 Qof ku dhaawacay weerarkaas waxaana FBI-da ay sheegeysaa in kaliya ay saameysay fikirka Daacish ee uusan wax caawinaad ah ka helin Ururka Daacish. Cartan ayaa […]

November 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Flag Counter

Archives



Barnaamijka Xidigaha Fanka waxaan maanta marti noogu ah Fanaanada Caasha Karaama *Dhageysi wacan*