Home » October 31st, 2017 Entries posted on “October, 2017”

Nin la tuhmayo in uu ku lug lahaa Dilkii Chris Stephens oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Mareykanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen gudaha dalka Liibiya waxa ay kusoo qabteen nin la tuhmayo in uu wax ka maleegay Weerarkii lagu qaaday Qunsuliyadii Mareykanka ku lahaa magaalada Bengazi ee dalka Liibiya. Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in ciidamado gaar ah gacanta kusoo dhigeen nin kamid […]

October 31st, 2017 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Guddiyada Amniga iyo Difaaca oo ka shiray mooshinkii ku saabsanaa xaalada amni ee dalka

Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay xaaladaha amni ee dalka iyo mooshinkii shalay la horgeeyay Baarlamaanka. Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Ibraahim Muudey ayaa ku wargeliyay Guddiyada Amniga iyo difaaca inay ka shiraan mooshinka, […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xukun lagu riday rag Weeraray Muwaadin Soomaaliyeed

Saddex nin oo lagu helay dambi nacayb ah oo ka dhan ah nin Soomaali ah ayaa lagu xukumay Maxkamad ku taalla Magaalada San Diego ee dalka Mareykanka. Raggaan ayaa lagu eedeeyay in ay Weerareen nin Soomaaliyeed, xilli uu ku sugnaa Maqaayad ku taalla San Diego, islamarkaana ay gaarsiiyeen waxyeelo. Weerarku wuxuu dhacay sannadkii hore 30-kii […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Saddex Qodob oo wax lagaga qaban karo amaanka Muqdisho

Sidee magaalada Muqdisho lagu dejin karaa? Waa umuur adag balse waxaa hubaal ah in haddii aanu dhaqanku is bedelin aan wax natiijo ah oo duwan la sugaynin, haddaba waxaan is leeyahay armay wax qabsoomaan haddii intan la sameeyo. 1 – Halla sameeyo ciidamo si gaar ah u tababaran oo ku qaybsan amaanka caasimadda (Mogadishu Special […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Itoobiya oo ku biirtay dalalka Madaxweyne Farmaajo ku cadaadinaya in la bur buriyo Saldhiga Turkey ee Muqdisho

Dowlada Ethiopia oo kamid ah dowladaha deriska la ah Somalia ayaa durba dareen gaara ka muujisay dhismaha Saldhiga Militery ee uu Turkigu ku leeyahay Somalia. Ethiopia ayaa la sheegay inay aaminsan tahay in Saldhigaasi uu caqabad gaara ku yahay danaha Ethiopia ee Somalia iyo xasiloonida ka jirta dalka Ethiopia. Warbixino kooban oo ay baahiyeen wargeysyada […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada oo xalay ka bilowday Muqdisho+Sawiro

Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka bilowday wajigii labaad ee shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada, iyadoo shirka uu ka socdo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Ajandooyin dhowr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhanka ah Shabaab, dib u eegista Dastuurka, Dardargelinta Hanaanka Federaalka, Daadajinta Hannaanka ka faa’iidaysiga Khayraadka iyo mashaariicda horumarineed ee […]

October 31st, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Faallo: Walligiiinba Hebel Baddala Hebel Kallanna Keenna…… Wallee Halkeedda Dhaafi-mayso

Hay’ad ammaan oo hogaamiyaheedda qabiil lagu xulay in aysan hano-qaadeyn waa hal marag madoonta ah. Hay’ad sirdoon oo dadka ka shaqeeynayaa ka arraddan-yihiin xeeladdaha xog hellida iyo la macaamilka arimaha dahsoon iyana inaysan horumarayn waa mid iska muuqatey. ××Tallo waxay ku egtahay×× Cidda hogaammin doontaa hay’addaha ammaanka waa in la iska-indhotiraa in lagu soo xullo […]

October 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Kenyan president Uhuru Kenyatta declared winner of disputed elections with 98 per cent of votes

Kenyan President Uhuru Kenyatta was on Monday declared victor of the country’s deeply divisive elections, taking 98 percent of the ballots cast in a poll boycotted by his rival Raila Odinga, sparking fears of further violence in flashpoint opposition strongholds. Turnout was just under 38 percent of the 19.6 million registered voters, Wafula Chebukati, head […]

October 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Uhurru Kenyatta oo ku guulaystay Doorashadii ku celiska ahayd Dalka kenya.

Guddiga doorashadda ku celiska ahayd ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashadoo lagu celshay ee 26 bishaan dalkaasi ka dhacday. Wafula Jibukaati Gudoomiyaha guddiga doorashadda dalkaasi ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Uhuru uu mar kale ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd. Gudoomiyaha Doorashada ayaa sheegay in Uhuru helay 98% […]

October 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Arab League chief condemns deadly Somalia attack

Arab League Secretary-General Ahmed Abulgheit has condemned Saturday’s terrorist attack on a hotel in the centre of Somalia’s capital, Mogadishu, which killed at least 30 people and wounded dozens more. Expressing utmost condolences over the victims, he said the Arab League “strongly supports” the comprehensive war on terrorism assumed by the Somali government. The Arab […]

October 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Taaj Expess