| | 551 views

War Deg Deg ah: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo is casilay

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa Goor Dhow iska casilay xilkii xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya,waxaana uu isku hor casilay Kulankii Golaha Wasiiradda Soomaaliya ee Galabta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.


Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sidoo kale si la mid ah isku hor casilay kulanka Golaha Wasiiradda, waxaana lagu badalay Gen Cabdi Jaamac Warsame Gorad oo noqday Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.
Dhanka kale lama oga sababta Rasmiga ah ee ka dambeysa Iscasilaadda Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo waxa ku soo beegay Xilligaan.



Taaj Expess