| | 226 views

Tacsi tiiraanyo leh: Marxuum Cabdi Geele Feedar oo Dalka Jarmalka Ku Geeriyooday

Marxuum Cabdi Geele Feedar oo Dalka Jarmalka Ku Geeriyooday

waxaa Dalka Jarmalka Magaalada M√ľnester ku Geeriyooday Marxuum Cabdi Geele Feedar,Marxuumka oo jagooyin badan ka soo qabtay Xukuumadii Marxuum Siyaad Barre marxuum Cabdi Geele Feedar ayaa lagu in maainta Jimcaha Lagu Aaso Magaalada M√ľnester, Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee Ku Nool Guud Ahaan Dalka Jarmalka Waxa Ay Si Wada Jira Tacsi Ugu Dirayaan Dhamaan Qoyskii, Eheladii Caruurtii Iyo Axsaabtii uu ka baxay marxuum Cabdi Geele Feedar waxaan ilaahey uga baryeeynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Fadlan Hadii Aad Tacsi u Direyso
Marxuum Cabdi Geele Feedar La Xirrir
Wiilkiisa Khadar Cabdi Geele
00491639077935

Cabdirashiid Shaam
Bonn Germany
shaamabdi977@msn.com



Taaj Expess