Home » October 31st, 2017 Entries posted on “October, 2017”

WARBIXIN:- Sidee ayuu ku yimaadaa Jaceylka dhabta ah ?

Raadinta jacaylku waa shil sahlan oo aad naftaada galineyso, Waxaad la kulmeysaa qof ku weyn naftaada oo ay dooneyso inay wakhti la qaadato. Markaas haddii wax walba si sax ah u dhacaan, waxaad heshay jacaylka dhabta ah ee aad raadineysay Dadkoo dhan ama adduunka oo dhan, waxay ka hadlaan jacaylka maalin kasta. Jacaylku maaha mid […]

October 31st, 2017 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Somalia’s ‘touch and feel’ e-commerce hit

When Saed Mohamed, a young entrepreneur from Somalia, pitched his online shopping business Muraadso as part of an East African start-up competition in 2015, he was prepared for rejection. And rejection is what he got. Abdigani Diriye, head of the Somalia-based accelerator, Innovate Ventures, which oversaw the competition, was not impressed. “We had a few […]

October 31st, 2017 | Posted in english | Read More »

Rag Shabaab ah oo ku dhintay Miino ay ku aasayeen Wada isku xirta Degmooyinka Balcad iyo Afgooye

Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ayaa sheegaya in deegaan qiyaastii 10-KM ujira degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha Dhexe ay miino kula qaraxday rag Shabaab ah oo doonaayay inay Miino ku aasaan deegaanka Daniga oo ay marto wado isku xirta degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee Gobalada Shabeelooyinka. Miinadaasi ay sida qaladka ah u dhigeen Al-Shabaab ayaa […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Baxreyn oo si buuxda u sheegtay inay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka Al-Shabaab

Dowladda Baxreyn ayaa shaaca qaaday in dowladda Soomaaliya ay ka taageeri doonto dagaalka lagu jiro dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan Gudaha Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Baxreyn Shaikh Khalid Bin Ahmed  ayaa sheegay inay ka go’an tahay sidii dowladda Soomaaliya looga caawin lahaa dagaalka ay kula jirto Argagixisadda Al-Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia: Bahrain to Support Somali Government in War On Al-Shabab

The Ministry of Foreign Affairs of the Kingdom of Bahrain Shaikh Khalid Bin Ahmed “strongly condemns the two terrorist bombings in Mogadishu, Federal Republic of Somalia, and expresses its deep and sincere condolences to the families of the victims and its wishes for the speedy recovery of the wounded.” According to a statement issued today, “the […]

October 31st, 2017 | Posted in english | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Uhuru Kenyatta doorshada uu ku guulaystay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo mar labaad dib loogu doortay doorashadii ku celiska aheyd. “Waxaan aniga oo ku hadlaya magaca Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaan dowladda iyo shacabka Kenya ugu hambaliyeynayaa guusha dimuqraadiyadeed ee ay gaareen”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Madaxwyene Farmaajo ayaa sheegay inuu kalsooni weyn ku qabo […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Badda Giriiga oo Badbaadiyay Tahriibayaal Soomaali ah.

Ciidamada Ilaalada Badda ee Dalka Giriigga ayaa soo badbaadiyay Tahriibayaal ka soo jeeda Wadamo ay ku jirto Soomaaliya kuwaas oo doonayay in Dalalka kale ee Yurub inay uga sii gudbaan Dalka Giriiga. Waxay Ciidamada Giriiga badbaadiyeen Ugu yaraan 71 qof oo Caruur iyo Dumar isugu jiray,kadib markii doon ay saarnaayeen kula qalibantay Biyaha Gairiiga. Muhaajiriinta […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ambalaasyo kala ujeedo ah…

Waxaan joognaa heer wanaagsan marka loo eego sidii dadka dhaawac ah loo daabuli jirey Magaalada Muqdisho oo martay xiliyo kala duwan. Waxaan u soo joogey marka laga reebo dad aad u yar oo Magaalada ku haystey Baabuur, Heerkii Gaari Gacanka oo kaalin lama ilaawaan ka qaatay daad guraynta dhaawacyadii Magaalada Muqdisho, kadibna waxaa bilowday Ambalasyo […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Shariif Xasan”Anaga Hawada Ayaan Maamulnaa Dhulkana Al-Shabaab”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka qeyb galaya shirka Madaxda Qaranka iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee ka socda Xaranta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hadalkaan sheegay. Shariifka waxa uu sheegay in dhamaan dalka uu yahay mid dhanka dhulka ay ka maamulaan Al-Shabaab oo ay iyaga  si amni ah  ku mari Karin,isaga […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaan Warfaa “Waxba Soo Kordhin Meyso Xil Ka Qaadistii Taliyeyaasha Nabad Sugida Iyo Booliska

Xoghayaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in waxba aysan soo kordhineynin xil ka qaadistii dhawaan lagu sameeyay taliyeyaasha Nabad Sugida iyo Booliska. Waxaana uu tilmaamay in loo baahanyahay in wada shaqeyn dhab ah ay dhexmarto Laamaha Ammaanka iyo shacabka, si looga hortago wax […]

October 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess