Home » September 30th, 2017 Entries posted on “September, 2017”

Fanaanad Quruxdeyda Darteed loogu xayiray Garoon Diyaaradeed

Fannaanada caanka ah ee u dhalatay dalka Ukrain Natalia Dzeynkef ayaa lagu hakiyay midka mid ah garoomada Diyaaradaha dalka Turkiga, kadib markii laga shakiyay da’da ay jirto. Fannaanada ayaa u muuqatay mid aad uga yar da’da ay jirto marka loo eego Taariikhda Dhalasho ee ugu qoran Baasaboorka oo ah 41 sanno jir. Markii ay ogaatay […]

September 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

MF Staff Concludes Visit to Somalia

End-of-Mission press releases include statements of IMF staff teams that convey preliminary findings after a visit to a country. The views expressed in this statement are those of the IMF staff and do not necessarily represent the views of the IMF’s Executive Board. This mission will not result in a Board discussion. IMF staff welcome […]

September 29th, 2017 | Posted in english | Read More »

Ar Baladkaan intow ka baxay?.Xamar dhumay!!!!!

Walaalayaaloooow, magaaladani inteey ka baxday? Ummaddaha kale waxaa ay dhowraan meelaha taariikhiga ah. Haddii magaaladu ciriiri noqoto, lama burburiyo qaybaha taariikhiga ah, ee meela kale ayaa la dhisaa. Qaybtii horena taariikh ahaan ayaa loo dhaafaa. Annaga aaween dhismooyinka ka muuqda 113 kan sawir oo ay lahaan jirtay Mogadishu. Haddii Abkoow yaasheen dib loo soo celiyo […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Chief of General Staff Gen. Hulusi went to Akar Somalia

In a statement made by the Turkish Armed Forces, Chief of General Staff Gen. Hulusi Akar was mentioned to go to Somalia for official contacts. Turkey’s first military base abroad has been in operation in Somalia for months. There are 200 Turkish troops in the Turkish military base. Turkish soldiers are training soldiers of Somalia under the […]

September 29th, 2017 | Posted in english | Read More »

Kulan looga hadlayay sare u qaadida ammaanka oo dhexmay Amisom iyo Duqa magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan saacado badan qaatay maanta la yeeshay madaxda Midawga Afrika ee AMISOM iyo saraakiisha ciidamada Ee AMISOM. Guddoomiye Taabit ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Danjiraha Midawga Afrika u jooga Soomaaliya  Ambassador Francisco Madeira iyo Taliyaha […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

G/Sare Koofi “Waxaan rabnaa inaan diiwaangelino dhammaan ajaanibta dalka joogta ama martida ah”

G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka qeyb-galayay maanta barnaamijka kulanka Toddobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sharraxaad ka bixiyey shaciga socdaalka Soomaaliya oo dhowaan wadatashiyo arrimahaas ku aaddan laga bilaabay Muqdisho, isagoo sheegay in wadatashiyada la gaarsiinayo gobolada dalka. G/Sare Koofi ayaa sheegay in hey’addu ay hirgelisay xafiisyada Jubbooyinka […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowladda oo Dib ula Wareegay Deegaanka Bariire ee G/Sh/|Hoose

Xilli saakay Al-Shabaab ay Weerar Xoog leh ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Dowladda ee Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa Degaanka Guud ahaanba dib ula Wareegay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa saakay qabsaday qeybo ka mid ah Degaanka Bariire,waxaana Dagaalkii ka dhacay Degaanka uu Khasaare ka soo gaaray Dhinacyadii Dagaalamay iyo Dad […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xiisad cusub oo laga dareemayo magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado ee xarun kumeel gaar u ah Galmudug ayaa xiisad ay ka jirtaa maanta iyadoo inta badan ganacsiga magaalada uu joogsaday. Ciidamo aan cidna ka amar qaadan ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin magaalada Cadaado iyadoo ciidamada booliska ee halkaa joogana heegan buuxa la geliyay. Xildhibaanada ka soo jeeda dowlad Goboleedka Galmudug ee […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dayactir iyo Dib u dhis wali ka soconaya garoon diyaarada magaalada Kismaanyo

Madaxweyne Ku Xigenka Labaad iyo Xubnaha La Socday iyo Mareeyaha Groonka Diyaradaha Kismaayo ayaa Soo Kormeeray Dhamaan Qeybaha Kala Duwan ee Garoonka Diyaradaha Magaalada Kismayo oo Dhowaan Lagu Soo Kordhiyay Qalab casri ah,iyagoona howlwadeenada ka Xog wareystay Qaababka Kala Duwan Ee ay Ku Shaqeeyaan qalabka. Madaxweynaha ayaa Sido kale Soo Kormeeray Xaruntii UN-Ka ay Horay […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dhaqdhaqaaqa iyo isu socodka magaalada Muqdisho ayaa inta badan la hakiyay

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay inta badan xirnaasho dhinaca sugida amanka iyadoo ciidamada amaanka kuwooda xasilinta magaalada lagu arkayay iyaga iyo gaadiidkooda gaashaaman wada dheer ee aada afgooye ilaa km 4 ayaa la arkayay dadweynaha oo raxan raxan ulugeynayay ciidamadana ay gabi ahaan joojiyeen gaadiidka raaxada iyo kan dadweynaha degmooyinka ukala qaada Intii […]

September 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess