| | 972 views

Tacsi tiiraanyo leh: inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa xaq weyna kala xanuun badan tahay waxa aan dareemeynaa xanuun aad u daran oo ku saabsan geeridii naxdinta laheyd ee aan ku weynay Axmed Jaamac oo ahaa wiil dhalinayo ah oo ay dhashay gudoomiyaha Ururka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe iyo walaasheen Canab Xaashi Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka oo aheyd Haweeney Aad u fiican aadna u afgaabneyd.

Kooxo hubeysan ayaa gaari ku horjaray iyada iyo wiilka ka dibna rasaas ayay ku fureen halkaasi ayay ku geeriyoodeen eheladii iyo qaraabadii ay ka baxeen ayaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa haddii aan Nahay Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.



Taaj Expess