| | 330 views

TACSI: Allaha u naxariisto aabe Cali Geesey Tooxow

Maamulaha guud ee Shabakadda Somaliweyn Media Center Xuseen Cabdi Calasow, Weriye Cali Muuse Cabdi, C/llaahi Hantiwadaag, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Maxamuud Axmed Xasan, Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), Xabiibo Axmed Jimcaale, Muuse Maxamed Cusmaan, Abubakar Muxudiin Islow, Amiin Yuusuf Khasaaro, C/Naasir Iidle iyo dhammaan bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tacsi u dirayaan Xasan Cali Geesey oo aabihii Cali Geesey Tooxow ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxay Alle uga baryayaan marxuumka inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday. AAMIIN…AAMIIN.



Taaj Expess