| | 1,661 views

Cabdullahi Jowhar “Waxaa socdo abaabul iyo wacyigelin aqoonyahanadii kulliyaddii beeraha si ay dib ugu soo celiyaan…” Dhageyso

Waxaa dhawaantan socday dib isu abaabul lagu doonayo in aqoonyahadii kulliyadii beeraha waddanka Soomaaliya wax ku soo bartay canshuurtii laga qaaday xoog maalkii Soomaaliyeed, ayaa waxay doonayaan in mar kale ay dib u soo celiyaan hanaanka wanaagsan ee wax lagu beeran karo ama ay yimaadaan waddankii hooyo si ay uga qeeb qaadaan dib u dhiska wadanaka hadda ka socdo, ayna wax ku soo kordhiyaan aqoontoodii beeraha.

Aqoonyahanadaas abaabulka wada waxaa ka mid ah aqoonyahan beeraley Dottere Abdullahi Mahamed Axmed oo loo yaqaano Abdullahi Jowhar oo arintaasi noo sharaxaaya wuxuu hadalkiisa ku bilaabay sidatan.

Halkan ka dhageyso



Taaj Expess