Home » September 24th, 2017 Entries posted on “September, 2017”

Why Yusuf Garaad doesn’t his job to look after…

This should not be the nutural order of things in Somalia. Gaas, he must know better that this is not under the heading of his business. However, the question is, why the minister of Foreign affairs, Mr. Yusuf Garaad doesn’t his job to look after the interests of Somalia in the world? Why, he doesn’t […]

September 24th, 2017 | Posted in english | Read More »

Dayuuradii ugu horeysay ee rakaab ah oo 27 sano ka dib xili habeen ah ka soo degtay Muqdisho

Markii ugu horeysay waxaa 27 sano ka dib waxaa caawa garoonka dayuuradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaaradii ugu horeysay ee sida rakaab. Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya shaacisay in adeegyadii uu ku shaqeyn lahaa xiliga habeenkii ah loo dhameystiray garoonka diyaaradaha Aadan Cade. Diyaaradan […]

September 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maiden football league in Somalia’s Puntland State gets to conclusion

The maiden regional football league for the Puntland State of Somalia, has come to an end with Bari Football Club [BFC] crowned the winners of the league. A highly-colored ceremony to mark on the wind-up of the 9-team competition, the first official football league for the Northeastern State, took place in the commercial capital of […]

September 24th, 2017 | Posted in english | Read More »

First soccer league in Puntland yields positive results, says football official

The chairman of Puntland State football Association, Mustafa Abdirahman Hassan, said that football in his region has changed a lot in terms of increasing the quality and quantity of footballers in the region. In an interview with Somali Football Federation’s website somsoccer.com, the official said that the football league brought together some 9 teams who came […]

September 24th, 2017 | Posted in english,sports | Read More »

Mustafa: Horyaalka Kubada Cagta Puntland natiijo wanaagsan ayuu dhalay

Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan, ayaa sheegay in kubada cagta gobalkiisa uu ku yimid is badal weyn, ayna korortay tirada iyo tayada cayaartoyda kubada cagta ee Puntland. Guddoomiye Mustafa oo wareysi siiyay shabakada wararka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta somsoccer.com ayaa sheegay in horyaalka ay ka qeyb galeen 9 kooxood […]

September 24th, 2017 | Posted in sports,Wararka | Read More »

Diyaaradaha wax duqeeya ee Maraykanka oo Kuuriyada Waqooyi aad ugu dhawaaday

Diyaaradaha wax duqeeya ee Maraykanka ayaa duulimaad ku sameeyay meel aad ugu dhaw xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi, si ay u muujiyaan in ay diyaar la yihiin tallaabooyin kale oo ay ku hor istaagi karaan halis kaste, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Maraykanka. Wasaaraddu waxay sheegtay in duulimaadkaasi uu maray qaybta ugu fog […]

September 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maqaal: Dawlad diidnimo hadana Diin cusub yaa Somaali u maqan?

Soomaaliya markay dhaceen dagaaladii sokeeye ee sababay in dawladii dhexe meesha ka baxdo ayaa waxaa dalkii galay nidaam daro iyo fawdo.Hadaba nidaam la aantaa aysan jirin dawlad dadka iyo dalka difaacda oo ilaalisa ayaa waxaa ka faa iidaystay beel kamid ah beelaha soomaaliyeed oo lagu magacaabo HIRAAB.beeshan oo marka la eego soomaalida dhexdeeda ah beel […]

September 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wariye Coldoon oo lawaydiiyay Inuu Xil ka qabtay Dowlada Farmaajo *Daawo*

Warar dhawaan soo baxay ayaa sheegayay in Wariye ahna Samafale Cabdi maalik Coldoon xil cusub looga magacaabay dowladda Madaxweyne Farmaajo. Laakiin Wareysi uu bixiyay ayuu Cabdi Malik uga hadlay arintaas iyo joogitaankiisa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dhanka kale, waxaa uu ka sheekeeyay qisooyin yaableh oo uu ku arkay magaalada Muqdisho iyo hadii uu ku […]

September 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Shiikh ka tirsan Culimada Al-Azhar oo la eryey ka dib markii uu Telefishin ka heesay

Dowlada Masar ayaa ka carootay, shaqadiina ka joojisay Shiikh ka mida culimada Azhar ka dib markii uu hees ka qaaday barnaamij u ka qeyb galay oo toos uga socday Telefishin. Sheekh Ehab Yunis ayaa marti ku ahaa barnaamij ka baxa telefishanka ONTV ee dalka Masar, wuxuuna qaaday heesay caan ku tahay fanaanada reer Masar ee […]

September 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Imaaraatka

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-Nahayaan. Kulanka labada Masuul ayaa diirada lagu saaray arimo badan ay ugu horeeyaan xoojinta xiriirka labada dal ka dhaxeeya iyo xxal u helida iisada ka aloosan Khaliijka […]

September 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess