Home » August 30th, 2017 Entries posted on “August, 2017”

Madaxweyne Farmaajo: “Xitaa haddii aan xilkeyga ku weynayo waan u tanaasulayaa midnimada Soomaaliya”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa markii ugu horeysay jeediyay farriin ku socota maamulka Somaliland, wuxuuna sheegay inuu isagu ka hor marinayo wax kasta sidii lagu gaari lahaa midnimada ummadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo oo boqolaal shacab ah kula hadlayay xeebta Liido maalintii shalay ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya ay tahay muqadas, sidaas […]

August 30th, 2017 | Posted in dhageysi,Wararka | Read More »

Gudigii Dowladda u xil saartay baaritaanka weerarkii Bariire oo maanta ku eg wakhtigii loo qabtay

Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaba gabeeyaan Baaritaankooda kadibna ay warbixin u gudbiyaan Madaxda Dowladda Soomaaliya Warbixintaas oo ku aadan Weerarkii ka dhacay Bariire 25-kii Bishaan. Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo maalintii Sabtida […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal beeleed qasaare geystay oo ka dhacay gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaray gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal beeleed uu ka dhacay degaanka Godad ee Bariga Gobolka Mudug, dagaalka ayaana marar badan soo noq noqday. Sida naloo xaqiiyey 3 ruux ayaa ku dhintay dagaal xalay seqdii dhexe dhexmaray labada bilood , waxaana saaka laga maqlayey deegaanka rasaasta labada dhinac isweydaarsanayaan. Labada beeleed ayaa […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka warfaafinta oo Holand kula kulmay madaxda IOM-Sawirro

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yarsiisow oo booqasho ku jooga dalka Holand ayaa kulan la yeeshay madaxa hey’adda socdaalkan aduunka ee IOM. Wasiir Yariisow, ayaa warbixin ka siiyay xaaladda dalka iyo horumarka socda. Sidoo kale mas’uuliyiinta IOM ayay ka wada hadleen howlaha ay ka wadaan wadanka. Mudane C/raxmaan […]

August 30th, 2017 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Jaha wareerka lacagta shilinka Soomaaliga oo ka taagan Puntland

Waxaa saakadii hore xirna suuqa ugu weyn Garowe , kadib markii ganacatada Suuqaasi sheegeen in dowladdu ka qaadan weyday lacagtii hore oo ay tilmaameen in Canshuurta dowladdu aysan ku qaadan. Ciidamo watay baabuur Tikniko ah ayaa tagay Suuqa waxayna ku fureen xoog, dad maato u badan oo la hadlay warbaahinta qaarkeed ayaa sheegay inay dacwo […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Waddo Ku Taala Dalka Mareykanka oo Loogu Magac Daray Nin Soomaaliyeed

Waddo kutaala Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa loogu magacdaray Allaha u naxariistee Xuseen Samatar oo ahaa mas’uulkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Mareykanka xil looga doorto. Munaasabad lagu dhagax dhigayay Waddadan loogu magac daray Xuseen Samatar waxaa ka soo qeyb galay duqa Minnepolis Betsy Hodges, Duqii hore ee magaalada RT Reyback, Cabdi Warsame […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkii Beelaha Dishiishe Iyo Majeerteen Uga Socday Degmada Carmo oo Lagu Kala Tagay

Shir Mudo ku dhow hal Asbuuc Degmada Carmo Ee Gobolka Bari uga socday Ergo ka kala socotay Beelaha Majeerteen iyo Dishiishe oo dhowaantan Diriri ku dhexmartay Deegaanka Duur.idaad ee Gobolka Bari ayaa natiijo la.aan kusoo dhamaaday,ka dib markii la isku mari waayay Hanaanka Guud ee Shirku usocdo. Beesha Calisaleebaan oo iyadu gogosha nabada dhigtay Degmada […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ganacstada Gobolka Banaadir oo Taageeray Kala Diristii Rugta Ganacsiga Soomaaliya

Waxaa Maanta Hotelka Ramaada ee Magaalada Muqdisho lagu Qabtay Munaasabad aad u balaaran oo lagu Taageerayay Kala Diristii Wasaarada Ganacsiga ku kala Dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Ayna ka soo qeyb galeen Boqolaal ka mid ah Ganacsatada ugu waa weyn Soomaaliya, Siyaasiyiin, Waxgarad ,Haween ,Dhalinyaro iyo Marti sharaf kala duwan. Waxa ayna ugu Baaqeen […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo Dowladda Federaalka (Dhageyso)

Madaxii ururka Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Galgaduud ayaa isku dhiibay maamulka gobolka Gedo ee hoos taga Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana socda dadaallo lagu geynayo magaalada Muqdisho. Guddoomiye Ku xigeenka gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji (Macallimuu) oo u waramayay idaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in guddoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Galgaduud oo lagu magacaabo […]

August 29th, 2017 | Posted in dhageysi,Wararka | Read More »

Madaxda Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo xarunta ku shaqo billaabay 27 sano ka dib

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku guuleysteen inay si buuxda ugu shaqeeyaan xarunta rasmiga ah ee Wasaaradda. Isagoo hadlayay ka dib markii uu soo booqday dhismaha Wasaaradda, ayaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenku wuxuu sheegay in tallaabadani ay si […]

August 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Taaj Expess