| | 258 views

Waqtiga doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha oo ku beegan 12 bisha September ee nagu soo foolka leh.

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in 2-da bisha September oo ku beegan maalinta Sabtida ee soo socota ay bilaabaneyaa qabashada Araajida musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynha.

Qoraalka gudiga:



Taaj Expess