| | 1,730 views

Fadeexad cusub oo ku soo baxday Dabacasar (Daawo)

Aadan Axmed Barre (Dabacasar) ayaa ku soo baxday fadeexad cusub oo dhinaca qoyska ah, kaddib markii laga fasaqay haweeney uu guursaday kahor intii aanu tegin dalka Mareykanka oo uu haatan degan yahay.

Oday da’ ah oo lagu magacaabo Muxumad Maxamed isla markaana si weyn looga yaqaano degmada Balad Xaawo ayaa ka hadlay fadeexada cusub ee Dabacasar, isagoona sheegay in ninkaan laga fasaqay haweeney lagu daray xilligii uu Soomaaliya joogay iyadoo loo maray Shareecada Islaamka.

Gabar uu dhalay ninkaan odayga ah ee Muxumad Maxamed ayaa sheegtay in Dabacasar uu la daba taagan yahay borobogaando, isagoo ku andacoonaya in qoyska gabadha laga fasaqay uu siiyay lacag dhan 50-Kun Dollar.

“Waa been ma jirto wax lacag ah uu siiyay lacag qoyska gabadha waxaana caddeynayaa in wararkaasi aanay waxba ka jirin” ayay tiri haweeneydaasi oo sheegtay in dhacdadaan ay tahay wax aan waajib ku ahayn Dabacasar.



Taaj Expess