| | 1,057 views

Madaxweyne Gaas oo magacaabay wakiilka Puntland ee Finland

Madaxweynuhu.

Xeer madaxweyne Lr 88 july 27.2017 kuna saabsan magacaabid wakiilka dowlada Puntland ee Finland.

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Puntland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha iyo Waxqabadka.

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Puntland u fadhiya Dalka Finland;

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;

Wuxuu go’aansaday

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas In Mudane, Cabdifataax Cabdullaahi Jaamac (Jannagale), laga bilaabo taariikhda warqada ku qoran uu ahaado Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland.

Halkaan ka akhriso wareegtada Madaxweyne Gaas



Taaj Expess