| | 2,595 views

Caalim “Kulanka Sheekh Shariif iyo Xassan Sheekh waa arin siyaasadeed oo Imaaraadka ka danbeysa…” Dhageyso

Siyaasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ah Diplomaasi Dowladda Finland kala taliya Arrimaha dalka Somalia, ayaa ka hadlay kulankii dhawaan Magaalada Kampala ku dhexmaray Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Siyaasiga ayaa sheegay in kulankaas uu yahay dhaq dhaqaaq jira islamarkaana ay masuul ka tahay dowladda Imaaraadka Carabta kaas oo ah mid la doonayo in lagu jilaafeeyo dowladda sooamaliya.

Waxa uu sheegay in ay macquul tahay dhanka kale in dowladda Uganda iyo Madaxweyne Farmaajo,ay ka dhaxeyso taariikh Madow,islamarkaana Uganda ay ku dooneyso in qorsho kasto oo looga hor imaanayo dowladda Madxweyne Farmaajo.



Taaj Expess