Home » August 31st, 2017 Entries posted on “August, 2017”

Madaxweyne Farmaajo oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay ku sugan yihiin, caafimaad, horomar iyo barwaaqo, isagoo sheegay in arrimahaas lagu gaari karo xasilooni Amni oo si dhammaystiran uga hirgasha guud ahaan dalka. “Maalmaha Ciidul Adxaaga […]

August 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Malaayiin Muslimiin ah oo maanta taagan Buurta Carrafa

Waxaa maanta ku cibaadaysanaya Buurta Carrafo,Malaayiin xujey ah ayaa maanta ku cibaadeysan doona buurta Carafat si ay u gutaan waajibka ugu weyn ee xajka,Xujeeyda ayaa taagnaan doona banka carrafa waxayna taagnaan doonaan ilaa qoraxda ay ka dhacdo. Culimaa’udiinka ayaa sheegaya in gudashada waajibaadka xajka ay tahay tiirarka ugu weyn ee islaamka. Maalaayiin kale oo kunool […]

August 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha amaanka oo Mudadda u kordhiyey AMISOM

Ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa la kordhiyey mudadda ay sii joogayaan gudaha dalka Soomaaliya, waxayna sii joogi donaan ilaa 31 May 2018 waxaa sidaas lagu sheegay warbixin uu soo saaray Gollaha amaanka. Ciidamada AMISOM ayaa soomaaliya ku sugna muddo 10-sano ah iyagoo waday howlgalo ay kula dagaalamyeen ururrka Al-shabaab, sida […]

August 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

ONLF oo sheegtay in DF ay Itoobiya ku wareejisay Qalbi Dhagax

War qoraal ah oo ka soo baxay Jabhada ONLF ee ka dagaalanta ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Itoobiya gacanta u gelisay mid ka mid ah saraakiishooda, kaasi oo lagu magacaabo C/ Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax). ONLF ayaa sheegtay Sarkaalkan in Dowladda Soomaaliya ay si awood leh ugu […]

August 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Waqtiga doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha oo ku beegan 12 bisha September ee nagu soo foolka leh. Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in 2-da bisha September oo ku beegan maalinta Sabtida ee soo socota ay bilaabaneyaa qabashada Araajida musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynha. Qoraalka gudiga:

August 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somali government has forcefully transferred a political refuge to Ethiopia

The current president of Somalia, Mohamed Abdullahi “Farmajo, and his accomplices, the Prime Minister Mr Hassan Ali Khayre, The National security advisor, Gen. Bashir Mohamed Jamac-Goobe, the Head of NISA Mr. Abdullahi Mohamed Ali “Sanbalolshe” have committed a national crime against the Somali nation and as such will bear the full political and moral consequences […]

August 31st, 2017 | Posted in english | Read More »

Fallanqeyn: Maxey Diinta islaamka ka qabtaa in Banaanka lagu hayo Meydadka Dadkii lagu laayay Bariire & Siyaasada khalafsan

Subaxnimadii Jimacada ayaa 10 qof oo ahaa Dad Rayid ah lagu diley deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelada Hoose, dadka la diley waxaa ku jirey caruur aad u yaryar. Meydka 10 qof ayaa la keeney magaalada Muqdisho, ehelada dadka la diley ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwo ajnabi ah ay dadkan ku dileen beerahoodi. Dadkaa […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaamiyaha mucaaradka Rwanda oo la xiray

Haweeney ka mid ah hogaanka mucaaradka Rwanda, Diane Shima Rwigara, ayaa la xiray ayada iyo xubno ka tirsan qoyskeeda, sida laga soo xigtay idaacad Waddanka dibadiisa ka hadasha oo la yiraahdo radio Itahuka iyo barta internetka ee Rugali. “ilo wareedyo ayaa sheegaya in rag hubaysan oo dharka rayidka qaba ay habeenkii oo dhan guriga banaankiisa […]

August 30th, 2017 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo xilka laga qaaday

Waxaa Goordhow xilka qaadis lagu sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabduqaadir Nuur ,iyada oo dhinaca kalana la mideeyay Agaasinka Wasaaradda waxbrashada Hiddaha iyo tacliinta Sare. warar aan ka helnay Xafiiska Wasiirka ayaa sheegaya in labadii Agaasime Guud ee Wasaaradda ee kala maamulayey Qeybta waxbarashada iyo Tacliinta sare lagu qanciyey in […]

August 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Al-Shabab Defectors Being Rehabilitated to Re-enter Somali Society

Last June, al-Shabab militants attacked an Ethiopian base in the Somali town of Halgan, one of several raids on African Union military camps. The Ethiopian troops repelled the attack, causing massive casualties. One of the al-Shabab fighters, Mohamed Daud Mohamed, known as Mohamed Dhere, said his unit lost 45 men. “It was a difficult fight; […]

August 30th, 2017 | Posted in english | Read More »

Taaj Expess