Home » July 31st, 2017 Entries posted on “July, 2017”

Putin oo amray 755 Diblumaasiyiin Maraykanka ah inay ka baxaan dalka Ruushka

Ruushka ayaa illaa 1da bisha September u qabtay Maraykanka inay kala baxaan diblumaasiyiintaas safaaradooda Moscow, arrintan oo looga jawaabayo cunaqabateyn uu ansixiyey Baarlamaanka Maraykanka in la saaro dalka Ruushka.   Labada Aqal ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa ansixiyey in cunaqabateyn horleh la saaro Ruushka taasi oo jawaab u ahayd farogelintii la sheegay inuu Ruushka ku sameeyey […]

July 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxkamadda sare oo mar kale dil maanta ku xukuntay ninkii dilay Wasiir Siraaje

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay askarigii dilay Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Cabaas Siraaji, kaasoo racfaan ka qaatay xukunkii dilka ahaa ee   Maxkamadda darajada koowaad ku riday 19-kii bishii June. Axmed C/llaahi Cabdi oo 29 jir ah oo ka mid ahaa Ilaalada Hanti […]

July 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Qadar oo 290 Mashruuc Ka Fulisay Somaliya Xiisadii khaleejka Ka Dib

Hay’adda dowladda qadar u qaabilsan  gargaarka ee Qadar Charity ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka fulisay 290 mashaariic horumarineed oo ahayd taageero ka timid shacabka qadar, mashaariicdaas oo Lacagta  ku baxday ay dhamayd 35 milyan oo lacagta riyaadka dalkaasi tan iyo bishii june ee sanadkan Mashaariicda waxay ay isugu jiraan ceelal la qoday, dhismaha xarumo […]

July 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Muqdisho: Ciidamadda dowlada Federaalka oo Amisom Kala Wareegaya Amniga Guud

Waxaa lagu soo gabagabeeyay Shir  muddo 5 maalmood ks socoday magaalaada Muqdisho kaasi oo u dhexeeyay  dhamaan laamaha amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo kuwa Amisom, waxaana  diiradda lagu saarayay sidii dowladda federaalku ay sugida amniga dalka ugala wareegi lahayd Ciidamadda Amisom Qodobadii gabagagabadii shirka laga soo saaray waxaa kamid yihiin horumarinta amniga dalka, tababaridda iyo qalabaynta […]

July 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Adna Aadan “Somalia Waa argagixiso iyo burcad badeed mana dooneyno inaad nagu riixdaan…” Daawo

Adna Adan oo Marwadii R/W Somalia oo somalia ku sheegtay argagixiso iyo burcad badeed daawo Marwo Adno oo aad iyo aad ugu hadashay gooni isutaaga Somaliland aadna u muujisay nacaybka ay u qabto in ay Wali lagu sheego in ay ka mid tahay Somalia, kuna tilmaantay in qofna jecleen in uu ka mid noqdo argagixisada […]

July 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madxweyne Farmaajo oo Amray weerar lagu dilay hoggaamiye ka tirsan Alshabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday weerar ay qaadeen ciidamo ajnabi ah oo lala beegsaday hogaamiya ka tirsan kooxda Alsahbaab. Weerarkan oo shalay ka dhacay agagaarka degaanka Tooratoorow, Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in lagu beegsaday, laguna dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Alshabaab, kaasoo aan magaciisa la sheegin. Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya […]

July 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Majaajiliiste Oday Cabdulle oo farriin muhiim ah u diray fannaaniinta cusub

Majaajiliistaha caanka ah Oday Cabdulle ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay qaladaadka fannaaniinta cusub oo uu sheegay inay jiraan qaladaad horseedi kara in fanka Soomaaliyeed uu faraha ka baxo. Waxa uu sheegay heesaha cusub ee ay ku luqeynayaan fannaaniinta cusub qaarkood ay yihiin kuwo ka tegay anshaxa iyo asluubta, waayo buu yiri “Markii […]

July 31st, 2017 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Xilliyada uu shaqeynayo garoonka diyaaradaha Muqdisho oo la kordhiyay (Daawo)

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka Dhulka iyo cirka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Salaad, oo maanta la hadlay, warbaahinta ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho loo dhameystirey qalabkii sahlayay duulimaadyada habeenkii islamarkaana garoonka uu shaqeynayo in ka badan 16 saacadood. Wasiirka ayaa shirkadaha duulimaadka ee ka howlgala dalka u sheegay in habeen […]

July 31st, 2017 | Posted in latest video,Wararka | Read More »

Somalia, the land of forgotten dreams: Victims reveal the horror and anguish of war

Lovely blue skies, warm air, unaffected terrains and the beautiful sounds of playing children. That was what they woke up to every day. Then all hell broke loose, the streets were soon spattered with blood of loved ones, no one smiled anymore and everyone viewed the other with suspicion. Then they had to leave the […]

July 31st, 2017 | Posted in english | Read More »

Xiriirka Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka oo sii xumaanaya

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku amray 755 shaqaale inay ka tagaan howlgalka diblomaasiyadeed ee Mareykanka, tan oo uu Ruushku uga aargudanayo cunaqabateynta cusub ee Mareykanku uu saaray xukuumadda Moscow. Go`aanka lagu cayrinayo shaqaalaha ayaa la sooo saaray Jimcihii, balse madaxweyne Putin ayaa haatan xaqiijiyay tirada shaqaalaha laga doonayo inay iska tagaan wixii loo […]

July 31st, 2017 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Taaj Expess