| | 381 views

Daawo: Gabar Somaaliyeed oo Ku Shaqeysata Xirfada Makaanikada Baabuurta

Nasro Xaaji Xuseen Ibraahim waa gabar Soomaaliyeed oo la soo baxday xirfad iyo karti aanan looga baran Dumarka kale , taas oo maalin kasta qabata shaqo markii hore looga bartay Raga oo kaliyah.

Nasro ayaa ah gabar Da┬┤yar waxeeyna ku shaqeeysataa xirfada Makaanikada maadaama danta ay ku qasabtay . Gabadhaan oo ka shaqeeysa garaash ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegtay inay koriso caruur ka yar yar madaama aabaheed yar ruux waayeel ah.



Taaj Expess