| | 710 views

Xamar waa nabad yaa igu beeni kara?.

Waxaa jooga ururu Hubeeysan, qabaa’il hubeeysan, tuuga hubeeysan, tuugadii la yaqiin ee darbiya fuulka iyo doora xade, tuugii weeynaa ee Qalinka wax ku xadayay, NGO amaana Aame ah, qaaligii qoowlkiisu iibka ahaa, cuduro aan daawadooda dalka laga helin, wax barasho wax baarasho ah, Diaspora daftooy ah, dal joog duugata ah, shiid , ganacsato ma gafayaal ah, culumo kala celis kaa rabta, nabadoon noolidoon ah, siyaasi sun ah.

Asgari indha shareer watoo amni suggaana waa arkee.

Xamar waa nabad ku seexo ,nabadna ku soo kac. Alloow na mooti adaa intaas dhaxdoodi nagu badbaadi karee AAMIIN,AAMIIN. Fiiri Sawirka 1aad.

Qore: Yahya Amir



Archives

Taaj Expess