| | 521 views

Baro Cudurkaaga: Maxaa ka taqaanaa Cudurka Sokorowga (Diabetes)? Dr Maxamed Xaashi

Baro Cudurkaaga waa barnaamij caafimaad oo joogto ah oo aad kala socon doontaan idaacada Somaliweyn ee magaalada gothenburg isla markaaga aad ka daawan doontaan webside somaliweyn.org. Barnaamijkaan waxaan ku soo qaadan doono cuduradda kala duwan ee ku dhaca bani’aadka kuwiisa ugu muhiimsan.

Baraamijkaas oo aan ugu magacdarnay Baro Cudurkaaga. Buugaasi uu qoray Dr Maxamed Xaashi Shire oo magaciisa ahaa Baro Cudurkaaga.

Maanta Dhaqtarka waxaan ku wareysan doonaa cudurka Sokorowga astaamaha lagu garto iyo sida la isaga daweyn lahaa hadii uu kuugu dhaco iyo waxyaabaha loo bahan yahay in aad sameyso markii uu kuugu dhaco.

Cudurka Sokorowga aaa cudur aan boqsoonin ama aan reysanin laakiin lala noolaan karo adigoo qabo cudukaas.

Cudurkaas qofka qabo ayey ku xiran tahay in uu dhibaato farabadan u geysanin xubnahiisa jirka

Dhaqtarka ayaa nio faahfaahinaayo sax kabadan intass ee ku soo dhawaada.



Archives

Taaj Expess