| | 925 views

Dhageyso: Wararkii ugu danbeeyey iyo wargeysyadda caalamka waxa ay Qoreen iyo Ikraam Cali-Kaar

Wararkii ugu danbeeyey iyo wargeysyadda caalamka waxa ay Qoreen iyo Ikraam Cali-Kaar

Maanta iyo wargeysyada caalamka waxaa ay qoreen waxaa uu ku saabsan yahay:

  1. Khilaafka kali ka taagan wadamadda Khaliijka.
  2.  Xiriirka wadamadda Faransiiska iyo Mareykan oo soo wanaagsanaanaaya kadib markii Trupm socdaal ku tagay Fransiiska ee ku beegneed maalinta xornimada dalka Faransiisika.
  3.  Imaardaaka oo doonaayo in madaxweynihii hore Ali Abdalla Saalax uu xukunka dib loogu soo celiyo.



Taaj Expess