| | 883 views

Weriye guursaday haweeney ajnabi ah oo Soomaalida u gudbiyay fariin murugo leh + Video

Weriye Wali Hashi oo ka mid ah weriyeyaasha ka howlgala warbaahinta Finland isla markaana magaalada Turku ee dalkaasi ka qabanqaabiyay kulan weyn oo loogu magac daray IS CAFIS ayaa khudbad uu ka jeediyay shirkaasi waxa uu gudbiyay farriin murugo leh oo qiiro gelisay dadkii daawanayay.

Kulankaan oo ay ka qeyb galeen dad tiradoodu ka badan tahay 200-qof oo ka kala yimid dalalka Yurub ayuu sheegay Weli Hashi inuu isagu guursaday haweeney ajnabi ah oo uu sheegay in aabaheed uu cuno hilibka Doofaarka isla markaana aanay jirin faquuq uu kala kulmay Soomaali da.

Hadalkaasi oo uu ula jeediyay Wali Hashi takoorida lagula kaco beelo Soomaaliyeed sida beelaha Midgaha oo uu sheegay in lagu takooray beri hore oday hilib qaatay, taasi oo uu sheegay inuu u istaagayo sidii meesha looga saari lahaa cunsuriyeynta ay Soomaalidu isku heyso.



Archives

Taaj Expess