| | 703 views

Mr. Midgaan iyo Maansooley : Hab dhaqankii Ugaasyadii hore. Daawo

Mr. Midgaan iyo Maansooley : Hab dhaqankii Ugaasyadii hore.
Mr.Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye ee waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka beelwaynta guud ahaan , waa safiir beeshu ay leedahay , dad badan ayaa waxay aamin sanyihiin in Xumaan mooyaane wanaagba aanan lahayn beelaha gabooye, sidaa daraadeed waxa uu ku faanaa magaca” Midgaan” oo ah magaca loogu neceb yahay beelaha Soomaalida, wax walba ha ku qaadatee waxa uu go’aan saday inuu dhinaca wanaagsan tuso walaalada Somaliyeed ee ay qabyaaladdu ina kala gaysay.

Bal halkan nagala daawada Hab dhaqankii Ugaasyadii hore.



Taaj Expess