| | 857 views

Xawaalada Taaj Express ee Gothenborg, Sweden oo kugu

Bishaaro Bishaaro Bishaaro 

Xawaalada Taaj Expess 

Xawaalada Taaj Express ee Gothenborg, Sweden oo kugu bishaareyneysa adeeg deg deg ah iyo Amaano!!! 

Bishaaro                        Bishaaro                         Bishaaro  

Dadweynaha sharafta le ee degan wadanka Swden gaar ahaan Götenborg xaafadeeda Biskapgården ee suuqadeeda Friskväderstorg aad ka helikartaan xawaalada caanka ah ee Taaj Expess International

Xawaalada Taaj waa xawaaladaha Hooyadood ayaa dhasahay xawaaladaha oo dhan waxaana lagu bartay adeeg deg deg iyo maano joogto aduunka oo dhan waad ka helaysaa ee ka gaar iyo khidmac macquul ah oo ku raali galinaayo.

Xawaalada waxaay ku dhaxtaalaa Dukaanka lagu gado waxyabo farabadan ee suuqa Friskväderstorg.

Waxaan macaamiisha sharafta leh la ogeysiinaayaa in xawaalada Taaj ay aduunka dacaladiis oo idil ay xafiisyo ku leedahay, ay kaa qaadeyso khidmad aad u japan.

Bank Giro: Swedsom Sarif iyo Hawala ek Förening: 348-5208
Accountada aad lacagta aad ku soo diri kartid waa Swedbank: 81059-913886854-3
 
Waxaa halkaas gacmo fururan kugu soo dhaweynayo shaqaalo u tababaran soo dhaweynta iyo u heelanaata shaqada

Kala Xiriir Ali Iidow

Telefanada kala ah:

+46722621893 Mobil
+4631543020 Xafiiska



Archives

Taaj Expess