Home » July 27th, 2017 Entries posted on “July, 2017”

Somalia: Al-Shabab Forces Burn Villages

(Nairobi) – The Islamist armed group Al-Shabab burned numerous homes in raids on villages in Somalia’s Lower Shabelle region in late May 2017, Human Rights Watch said today based on witness accounts and satellite imagery analysis. Al-Shabab fighters abducted civilians, stole livestock, and committed arson in attacks that caused more than 15,000 people to flee […]

July 27th, 2017 | Posted in english | Read More »

Mareykanka oo sheegay in Soomaaliya lagu qabtay nin Al Shabaab u fududeyn jiray Qaraxyada

Millatariga Maraykanka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya lagu qabtay nin looga shakisanyahay in uu ka tirsanaa Al Shabaab, kaas oo mar ku noolaa dalka Mareykanka. Afhayeenka howlgalka Mareykanka ee Africa ayaa sheegtay in Arbacadii lasoo dhaafay gacanta lagu dhigay Abdirisaakh Tahliid, oo lagu eedeeyay in Al Shabaab uu u fududeyn jiray qaraxyada, waxaana gacanta ku […]

July 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Sacuudiga oo lagu eedeeyay weerar Muhaajiriin Soomaaliyeed lagu laayay

Baraayaal ka mid ah Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay Xulufada uu hogaamiyo Sacuudiga in ay ka dambeeyeen Weerar bishii March lagu laayay muhaajiriin Soomaaliyeed oo ku sugnaa Dalka Yemen. Wakaalada Wararka ee Reuters oo heshay warbixin ka soo baxday baarayaasha QM ayaa lagu xusay in mas’uuliyada Weerarkaasi ay qaadaneyso Sacuudiga, maadaama Sacuudiga uu yahay hormuudka […]

July 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo lagu dilay Mareykanka

Hooyo iyo wiilkeeda oo ahaa Soomaali ayaa lagu dilay magaalada Nacfill ee dalka Mareykanka, sida ay Booliska u sheegeen warbaahinta gudaha ee dalka Mareykanka. Koox ku hubeysan Hubka fudud ayaa gurigooda ugu galay Hooyada iyo wiilkeeda, kadib Rasaas ayaa hubiyeen, iyaga oo dilka kadib ka baxsaday goobta, daqiiqado kadibna ay halkaasi soo gaareen Ciidamada ammaanka […]

July 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

UAE naval forces ignored Somali migrants after attacks despite knowledge the vessel was civilian-UN investigators

United Arab Emirates forces failed to provide humanitarian support to Somali migrants as they battled for their lives after a Saudi-led coalition gunship attack in March, a UN report has said laying blame on the coalition for the deaths. In a report to the UN Security Council, investigators found the Saudi-led coalition culpable and wondered […]

July 27th, 2017 | Posted in english | Read More »

Gen.Haftar “Xalka kaliya ee Argagaxisada waa awood Militari”

Gen. Khalifa Haftar oo hogaamiya ciidamada gacanta ku haya Bariga dalka Liibiya ayaa wadahadal nabadeed u jooga dalka France. Madaxweynaha France oo dalkiisa ku casumay Xukuumada Caalamka aqoonsan yahay ee Liibiya iyo xoogaga uu hogaamiyo Gen Khalifa Haftar ayaa ku guuleystay in labada dhinac ay wada saxiixdaan heshiis xabad joojin ah iyagoo ka wada shaqeyn […]

July 27th, 2017 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Maxaa ka soo baxey kulankii xalay madaxweynaha iyo laamaha amaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray Hey’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac ee shalay dhex martay Ciidamada dowladda. Kulankan oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru kuxigeenka Gaashaandhigga, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Maaliyadda, Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida, Taliye kuxigeenka Milateriga iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]

July 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Mooshin ka dhanka ah xukumada Khayre yaawada?

Waxaa maanta iska horimaan dhexmaray ciidamada NISA iyo Ciidan sheegtey inay yihiin Militeriga oo magaalada muqdisho in laga saaro diiday. Ciidankaas waxay dileen Sargaal ka tirsan ciidamada NISA iyo Seddex ilaalo u ahaa. Sargaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Ciise Xasan Caraale (Jiijiile) ayaan wali la aqoon sababta lagu dilay. Wuxuu ahaa Marxuunku nin […]

July 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflad lagu tageerayo takuleeynta cidamada qaranka ka dhacday magalada Gothenbourg de wadanka Sweden.

Xafladaas oo aay soo awaabuleen gudi isku xilqaamay. Shirkaas ayaa waxaa looga hadlay sidii gacan logga geeysan laha takuleeynta cidamada qaranka. Waxaa dadkii xafladaas isugu yimid ka muuqday farxad waxaayna muujiyeen ineey ka goantahay ineey bixiyaan takuleeynta ciidamada naftooda u huray ineey difacaan dhulkooda hooyo. Kasoo qeebgalayasha oo isugu jiray rag, dumar iyo dhalinyaro ayaa […]

July 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Sanbaloolshe oo hanjabaad kulul u diray Xildhibaan Mahad Salaad kana hadlay isku dhaca ciidamada (Dhageyso)

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugiddda C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa jawaab kulul u diray xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka. Isagoo ka hadlayay caawa shir jaraa’id oo ku saabsan iska hor imaadyo qasaare dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho maanta ayuu sheegay inay ahaayeen kuwo si lama filaan ah ku dhacay. “Waxaa arkayay dad dhahaya […]

July 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Archives

Taaj Expess