Home » June 28th, 2017 Entries posted on “June, 2017”

Dowladda federaalka oo digniin kasoo saartay bariiska caaga ah ee suuqyada lasoo geliyay

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay raashinka aan la koontoroolin tayadiisa iyo la socodka waxyaabaha dalka soo gelaayo, iyadoo si gaar ah farta ugu fiiqday barils caag ah oo maalmahaan baraha bulshada lagu soo bandhigayay oo soo galay suuqyada caalamka qaarkood. Wasiirka beeraha dowladda federaalka Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in ay la socdaan bariiska […]

June 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Heshiiska Abu Mansur muxuu ka bedeli karaa awoodda Al-Shabaab ku leedahay Soomaaliya?

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa Jimcihii aynu soo dhaafnay waxay shaacisay inay liiska kooxaha argagixisada ah ee Soomaaliya ka saartay Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka tirsan saraakiisha sarsare ee xarakada Al-Shabaab oo madaxiisa ay horay u dul dhigtay lacag dhan $ 5-Milyan Dollar. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in hoggaamiyahaan uu ka tanaasulay fikirkii kooxda […]

June 25th, 2017 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Sacuudiga oo fashiliyay weerar lala damacsanaa Masjidka Barakeysan ee Makka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay fashiliyeen waxa ay ku tilmaameen argagixiso qorshaynaysay in ay bartilmaameedsadaan misaajidka barakaysan ee Makka. Wasaarada arrimaha gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dhisma uu ku jiray qofka weerarka fulin rabay ay ciidammada isku gadaameen kadibna uu is qarxiyay. Dhismaha […]

June 24th, 2017 | Posted in caalamka | Read More »

Ayaan Hirsi Ali, Asra Nomani accuse Dem senators of ignoring them in hearing

Women’s rights activists Ayaan Hirsi Ali and Asra Nomani have accused four female Democratic senators of ignoring them during a committee hearing last week, complaining the lawmakers did not ask them a single question. “This wasn’t a case of benign neglect,” Ali and Nomani wrote, in a New York Times op-ed published Thursday. “What happened […]

June 24th, 2017 | Posted in english | Read More »

Maxaabiis ku geeriyootay xabsiga dhexe ee Xamar

cudurka shuban biyoodka ayaa ka dillaacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, kaasi oo sababay dhimashada laba ka mid ah maxaabiista isla markaana haatan ay la il daran yihiin maxaabiis kale oo tiradoodu sii kordheyso. Sagaal maxbuus oo kale ayaa la il daran, iyadoo la dhigay goob caafimaad oo laga hirgeliyay gudaha xabsiga. Taliyaha Xabsiga Dhexe […]

June 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

US drops terror reward for Somali al-Shabab leader

WASHINGTON — The Trump administration has quietly rescinded a reward of up to $5 million for information about a top member of the al-Qaida-allied extremist group al-Shabab in Somalia amid reports he may be in talks with the Somali government to leave the organization. Sheikh Mukhtar Robow was removed from the “most wanted list” of […]

June 23rd, 2017 | Posted in english | Read More »

Archives

Taaj Expess