| | 372 views

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho loogu sameeyay soo dhoweyntii ugu weyneyd + Sawirro

Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaaraaha Somaaliya Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geedi Gudoomiyahii hore ee Baarlamanka Somaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Sheekh Aadan(Madoobe) Axmed Diiriye Cali iyo Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhqanka Somaaliyeed xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Somaaliya iyo waliba dad ku dhow 2000 oo qof.

Dhamaan dadkii ka qeybgalay Munaasabada ayaa waxay sheegeen in Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu yahay nin mudan xilka loo dhiibay islamarkaana ka soo bixi kara waajibkiisa qaran ee loo igmaday.
Sidoo kale waxay ugu baaqeen in uu ka sahqeeyo amniga iyo horumarka Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho oo waqtigaan ah mid ka soo kabsaneysa.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=2927

Posted by on May 19 2017. Filed under Sawirro, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

2 Comments for “Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho loogu sameeyay soo dhoweyntii ugu weyneyd + Sawirro”

  1. […] ma matasha dalka Somalia oo dhan? Maxayse Masu’uliyiinta Somaliyeed isu dhexdhigayaan Matalaada Gobalka Banaadir iyo Maqaamka Casimada […]

  2. […] ma matasha dalka Somalia oo dhan? Maxayse Masu’uliyiinta Somaliyeed isu dhexdhigayaan Matalaada Gobalka Banaadir iyo Maqaamka Casimada […]

Comments are closed

taaj