| | 3,169 views

Maxamed Maclow “Abwaan Dheeg aflagaadadii Uu u geystay fanaaniin Soomaaliyeed haka raali ahaadaan…”

Maxamed Maclow oo ah fanaan caan ka ah ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa aad iyo aad uga xumaadaaday aflagaadadiii uu Abwaan Dheeg u geestay fanaaniin Soomaaliyeed, asagoo ku jeesjeesaya wuxuu yiri “Xamar waxaan ugu tagnay kuwo afsoomaaliga aan fahansaneen oo magacyadooda aan soomaali aheen, Maclow, Busuri, Mabruuki, xasaani…..”

Aflagaadadaas uu Dheeg u gaastay fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa waxaa jawaab aad u dheer noo soo diray Maxamed Maclow.

Jawaabta oo video ahaan waxaad ja daawan kartaan halkan

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=2713

Posted by on May 16 2017. Filed under Dhageysi, lastest video, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Archives

taaj