| | 978 views

VIDEO: Hooyo da’ ah oo ka yaabsatay Ra’iisal Wasaare Kheyre

Hooyo da’ ah oo ka mid ah shaqaalaha Dowladda ayaa ka yaabsatay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo booqanayay xafiisyada mid ka mid ah Wasaaradaha Dowladda, iyadoona u diiday inuu ka jawaabo cabashadeeda.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa markii uu soo galay xafiiska ay ku sugneyd hooyada da’da ah waxay uga warbixineysay xaaladda xafiiska iyo dhibaatooyinka heysta, iyadoo luqadda Ingiriiska ugu sharxday caqabadaha heysta.

Hadallada Ingiriiska ah oo ay ku dhawaaqeysay hooyada ayuu ka codsaday Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre inay bedesho isla markaana luqadda Soomaaliga ah ay ku hadasho, hase yeeshee goor dambe ayay aqbashay dalabka Ra’iisal Wasaaraha.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=2504

Posted by on May 12 2017. Filed under lastest video, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

2 Comments for “VIDEO: Hooyo da’ ah oo ka yaabsatay Ra’iisal Wasaare Kheyre”

  1. … [Trackback]

    […] Read More Infos here: somaliweyn.org/2017/05/12/video-hooyo-da-ah-oo-ka-yaabsatay-raiisal-wasaare-kheyre/ […]

  2. … [Trackback]

    […] Find More Informations here: somaliweyn.org/2017/05/12/video-hooyo-da-ah-oo-ka-yaabsatay-raiisal-wasaare-kheyre/ […]

Comments are closed

Archives

taaj