Home » May 31st, 2017 Entries posted on “May, 2017”

Madaxweyne Farmaajo oo Fahad Yaasiin u magacaabay agaasimaha madaxtooyada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faraamjo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin in uu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu Fahad Yaasiin u magacaabay xilka Agaasimaha Guud ee Madaxweynaha. “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

DEGDEG: Nabadoon caawa lagu dilay Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa caawa la dilay Nabadoon ka tirsan beesha Sheekhaal Gendershe, kaddib markii rag ku hubeysan Bastoolado ay ku weerareen xilli uu marayay Buundada Ansalooti ee degmada Waaberi. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in ninka la dilay lagu magacaabi jiray Nabadadoon Maxamed Sheekh Abuukar, iyadoo kooxihii ka dambeeyay falka dilka ah ay […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Masar oo walaac ka muujisay Saldhiga Milatari ee Turkey ka sameysanayo Soomaaliya

Kaaliyaha Wakiilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Arrimaha Africa u qaabilsan dowladda Masar Muna Cumar ayaa halis ku tilmaamtay Saldhiga Milatari ee Turkey ka sameysanayo Soomaaliya. Waxa ay sheegtay in Turkey aysan Saaxiib la ahayn Masar iyadoo ku eedeysay in ay garab siiso Waxa loogu yeero Argagixisada , sidaas daraadeed ayey muujisay walaaca ay ka qabto […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Spreadsheet-armed US soldiers bring lessons to Somalia

The first group of soldiers has completed a U.S. Army-led effort to train Somalia’s fledgling military in logistics, a stepping stone toward building a force that can sustain itself in a fight against Islamic militants. The 101st Airborne Division dispatched a team of logisticians to Somalia’s capital of Mogadishu in April to begin working with […]

May 31st, 2017 | Posted in English News | Read More »

Magaalada Boosaaso oo lagu qabtay gaari lagu soo raray qalab laga sameeyo waxaha qarxa + Sawirro

Magaalada Boosaaso waxaa lagu qabtay Gaari Waraad ah oo siday Canbe oo lagusoo dhex qariyey 6 Qarax. Qaraxyadaas Labo ka mid ah Bambooyinka gacanta ayaa dusha kaga Rakibanyihiin. Ciidamada Kantarooka Magaalda Boosaaso ayaa Gacanta ku dhigay Qaraxan sida sawirka ka muuqata waxaa wehelliya agab kale. Waxaa kale oo ciidamadu xabsiga u taxaabeen Sadex nin oo […]

May 31st, 2017 | Posted in Sawirro,Wararka | Read More »

Warqad ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha ee loogu yeeray Cumar Faaruuq oo sharci darro lagu tilmaamay (Akhriso)

Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federaalka Dowladda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa war culus ka soo saaray warqad ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud taasi oo loogu yeeray Cumar Faaruuq Cusmaan Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta NUSOJ. Qoraal kooban oo uu Wasiir Xoosh soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in dastuurka uu u fasaxayo muwaadinka Soomaaliyeed […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Khasaaraha Qarax Miino Oo Ka Dhacay Degaanka Galgala

Wararka Ka imaanaya degaanka Galgala ee gobolka bari ayaa sheegaya in Haweenay Xaamilo ah iyo ninkeedii ay ku dhinteen Miinow wado dhinaceeda Lagu Aasay ka dib markii baabuur ay la socdeen uu dul maray Miinadda Saraakiil ka tirsan dowladda Puntland ayaa Idaacadda VOA-da u xaqiijiyay dhimashada labada qof, waxayna sheegeen in qaraxu uu dhacay shalay […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Xasilinta Amniga Muqdisho oo xiray sarkaal dagaal culus kala horyimid

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Xasbiga u taxaaabay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya kaas oo dagaal kala horyimid Ciidamada Xasilinta Amniga xili ay howlgal ka wadeen agagaarka Beerta Jaadka degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir. Sarkaalkaan Ciidamadu xireen ayaa waxaa lagu magacaabaa Korneyl Mahad Dollar,waxana isaga Ciidamo ilaalo u ah ay dagaal kooban la galeen Ciidamada […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Gobolka Togdheer Ee Soomaaliland

Maamulka Gobolka togdheer ee Soomaaliland ayaa goordhow xaalad deg deg ah ku soo rogay Gobolkaas kadib kulan ay la qateen waxgaradka iyo Bulshada qeybahooda kala duwan ee ku nool gobolkaasi togdheer kadib Xanuunka Shuban Biyoodka oo ku soo kordhay. Kulan ayaa Maanta yeesheen Maamulka Gobolka iyo kan Magaalada Burco ayaa waxa ay ku Go’aamiyeen in […]

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Sudan oo dalkeeda ka Mamnuucday Khudaarta iyo Caanaha laga keeno dal Carbeed

Dowlada Sudan ayaa shaaca ka qaaday in dalkeeda laga mamnuucay Caanaha ,Khudaarta iyo alaabaha kale ee laga keeno dalka ay dariska yihiin ee Masar, waxa ayna tilaabadan sii xoojisay xariirkii xumaa ee horey labadan dowladood uga dhaxeeyay. Shirkadaha laga leeyahay dalka Sudan ee Caanaha, Khudaarta iyo laabaha kale ka keeni jiray dalka Masar ayaa lagu […]

May 31st, 2017 | Posted in caalamka | Read More »

Archives

taaj