Home » April 30th, 2017 Entries posted on “April, 2017”

Trump escalates U.S. war in Somalia

By Abayomi Azikiwe United States President Donald Trump has pledged to intensify the war against the people of Somalia, which has gone on for decades. His executive order granted the U.S. Africa Command (AFRICOM) greater latitude in carrying out military operations inside the country against the al-Shabaab guerrilla movement. The operations no longer have to […]

April 30th, 2017 | Posted in English News | Read More »

Somalia and international community prepare ground for a high-level partnership agreement

The Federal Government of Somalia met international partners at a high level meeting today in Mogadishu to prepare for the 11 May 2017 London Conference on Somalia. The meeting presented senior FGS officials with an opportunity to share their policy priorities and discuss the basis for a high-level partnership agreement to be agreed in London […]

April 30th, 2017 | Posted in English News | Read More »

QM oo faah faahin ka bixisay Qodabada looga hadlayo Shirwaynaha London

War-saxaafadeed uu Michel Keating Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Soomaaliya shalay uu ka soo saaray magaalladda Muqdisho, waxa  uu rajo ka muujiyey Shirweynaha Caalamiga ee bisha soo socoto ee May 11-keeda ka dhici doona magaalladda London, iyadoo shirkaasi looga hadlayo Ajendaha Ammaanka iyo Horumarinta Soomaaliya. Michel Keating ayaa sheegay inuu Shirka London muhiim […]

April 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Axmed Madoobe “Ciidamadeena Daryeelkii ay u baahnaayeen kama helaan Dowladda Soomaaliya..”

Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada ku sugan degaanada maamulka Jubbaland daryeelkii ay u baahnaayeen inaysan ka helin dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay inay cabasho xooggan ka muujinayaan daryeel xumida ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolada Jubooyinka. Dhanka kale Axmed Madoobe ayaa sheegay inay muhiim tahay in dowladda […]

April 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia and international community prepare ground for a high-level partnership agreement

The Federal Government of Somalia met international partners at a high level meeting today in Mogadishu to prepare for the 11 May 2017 London Conference on Somalia. The meeting presented senior FGS officials with an opportunity to share their policy priorities and discuss the basis for a high-level partnership agreement to be agreed in London […]

April 30th, 2017 | Posted in English News | Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay haweenka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Xildhibaanada Qaranka, iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. Ololahan oo ay Wasaaradda ugu magacdartay Sheeko Qarameed (National Conversation) ayaa waxaa […]

April 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo: Muuse Suudi “Anaga waxaa nala siiyay Wasiirka Qaraxyada lagu qabsado iyo Wasiirka Qaraxyada ka hadlaya…”

Senator Muuse Suudi oo furka tuurtay ” ‘Hirshabeelle in la kala diro ayaa laga shaqeynayaa, Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka waa la isku dirooyaa, anaga waxaa nala siiyay Wasiirka Qaraxyada lagu qabsado iyo Wasiirka Qaraxyada ka hadlaya, inta kale waa ku dulmanahay”. Dulmiga nalagu sameeyey waxaa ka mid Hadaan nahay Hirshabeele waxaa wasiirada nalaga siiyey 2 […]

April 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Warfaafinta, oo xaqiijiyey in Xeerka Saxaafadda Soomaaliya Dib u eegis lagu sameynayo.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay. Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta kala hadlay muhiimada xeerka saxaafadda iyo in Dowladdu ay diyaar u tahay in xeerka uu noqdo mid ay suxufiyiintu ku qanacsan yihiin oo dib u eegis lagu sameynayo. Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri […]

April 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hay’adda Amnesty International oo Maamulka Puntland u soo jidisay inay joojiyaan Dilka Dhalinyarada.

Qoraal ka soo baxay Hay’adda Amnesty International ayaa loogu baaqay Maamul Goboleedka Puntland inay sida ugu dhaqsaha badan u joojiyan qorshaha ay ku doonayaan inay ku dilaan dhallinyaro aad u yar oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Amnesty International waxay kaloo sheegtay inay ogaadeen in Maamulka Puntland maalmaha soo socda xukun dil […]

April 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka shiraya samaynta Guddiyada Aqalka Sare.

Waxaa maanta lagu wadaa inay kulmaan Xildhibaanada Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya, iyadoo uu kulamkaan uu ka socdo xarunta Golaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Shirkaan ayay Xildhibaanada Golaha Aqalka sare maanta waxay ku magacaabi doonaan xubnaha Guddiyada Aqalka Sare. Dhanka kale kulanka Golaha Aqalka Sare ayaa warbixin ku saabsan arrimaha doorashooyinka looga dhageysan doonaa […]

April 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Archives

taaj