| | 683 views

Askari Soomaali ah oo Mareykanka lagu dalacsiiyay + Video

Magaalada Minneapolis ee wadanka Mareykanka waxaa ka dhacday munaasabad lagu dallacsiiyay askar ka tirsan ciidamada Booliska gobolkaasi, waxaana ka soo qeyb galay madax iyo saraakiil ka tirsan Booliska Mareykanka.

C/Wahaab Cali oo muddo badan ka tirsanaa ciidamada Booliska Minneapolis ayaa loo dallacsiiyay Saajin, wuxuuna ka hadlay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray tan iyo markii uu ku biiyay ciidamada Booliska.

Duqa magaalada Minneapolis oo halkaasi khudbad ka jeedisay ayaa sheegtay in munaasabadaani ka mid tahay kuwa ugu muhiimsan iyo dabaaldegyada askarta lagu dallacsiinayo, iyadoona ugu hambalyeysay C/Wahaab Cali darajada uu qaatay.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=886

Posted by on Apr 22 2017. Filed under lastest video, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

1 Comment for “Askari Soomaali ah oo Mareykanka lagu dalacsiiyay + Video”

  1. … [Trackback]

    […] Find More Informations here: somaliweyn.org/2017/04/22/askari-soomaali-ah-oo-mareykanka-lagu-dalacsiiyay-video/ […]

Comments are closed

taaj