Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 291 views

Waqtiga sida rasmiga ah loo ciyaari doono kualnka u dhaxeeya Soomaaliya iyo South Sudan oo la shaaciyay.

Waxaa Maanta uu qorshuhu ahaa in dalka Jabuuti ay ka dhacdo ciyaar u dhaxeysa Wadamada kala ah Soomaaliya iyo South Sudan kulankaa oo ka tirsanaa koobka Chan Cup.

Tartankaan oo ah mid ay inta badan ka qeybgalaan wadamada qaarada Africa,ayaa wixii xiligaa ka danbeeya,waxaa ka qeyb qaadan doono 16 wadan oo ah kuwii soo baxa markaa,ayadoo labadii sano mar la qabto.

kulankaan oo ahaa in la ciyaaro maanta ayaana suura -gali,waxaana dib loo ciyaari doonaa maalinta biri ah waqtiga geeska Africa,marka ay tahay 4:00 Galabnimo.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=790

Posted by on Apr 21 2017. Filed under Sports, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

taaj