| | 262 views

Madaxweyne Gaas oo dhaliilay waxqabadka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya (Dhageyso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay inay ka fiirsanayaan xiiriirka ay laleeyihiin Turkiga haddii Turkiga uusan mashaariicdiisa Soomaaliya si iman uga fulin dalka, isagoo haatan ku eg kaliya Muqdisho.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inuu safiirka Turkiga kula kulmay Xamar oo uu u sheegay inay mashaariicdooda gaarsiyaan Puntand isagoo madaxweynuhu xasuusiyay safiirku inay horey u balanqaadeen in hay’addooda xarumarinta ee TIKA xafiis weyn ka furanayso Puntland.

Waxa kale oo madaxweynuhu sheegay in Turkiga loo baahan yahay inuu si isku dheeli tiran u tababaro ciidamada Soomaaliya, maadaama haatan ciidamada ay tabarayaaan ay yihiin ciidamadii ku sugnaa Xamar iyo tiro yar oo laga keenay Bay iyo Gedo.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=565

Posted by on Apr 16 2017. Filed under Dhageysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

1 Comment for “Madaxweyne Gaas oo dhaliilay waxqabadka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya (Dhageyso)”

  1. … [Trackback]

    […] Find More Informations here: somaliweyn.org/2017/04/16/madaxweyne-gaas-oo-dhaliilay-waxqabadka-dowladda-turkiga-ee-soomaaliya-dhageyso/ […]

Comments are closed

Archives

taaj