Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 35 views

SHEEKHA IYO KALAABKA: Daawo sheeko run ah

Sheekh Saciid Cali oo ka mid ah culumaa’udiinka qurbajoogta ah ee had iyo goor cilmiga barashada Islaamka u soo tebiya Soomaalida qurbajoogta ah ayaa ka hadlay qiso cajiib ah oo ku saabsan nin Sheekh ah.

Qisadaan oo ah sheeko run ah ayaa qabsatay nin Sheekh ah dalka Suuriya u dhashay, hase yeeshee si aad wax badan uga ogaato waxa iska galay Sheekha iyo Kalaabka daawo muuqaalkaan hoose:-

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=490

Posted by on Apr 14 2017. Filed under lastest video. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

taaj