| | 135 views

Ciidamada Mareykanka oo Gantaal Nukliyeer ah ku riday goob ay ku sugnaayeen madax ka tirsan ISIS

Ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa qaaday weerarkii ugu xooganaa oo ku wajahan dagaalyahanada kooxda la baxday ISIS oo ku sugnaa Waqooyi Bari ee dalkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay adeegsadeen gantaal loo yaqaano “Mother of all Bombs” isla markaana ah Nukliyeer aan lahayn shucaaca wax gumaada ee Radio Active-ka loo yaqaano.

Bamkaasi ayaa lala eegtay goob buuraley ah oo ay ku hoos gabanayeen ilaa afar ka tirsan madaxda ugu sareysa ururka ISIS iyo ilaaladooda ayaa la sheegayaa inay halkaasi ku geeriyoodeen, kaddib markii Bamkaasi uu hoos ilaa 10Km.

Weerarkaasi ayay sheegtay dowladda Afghanistan inay la socotay isla markaana ay ka wada shaqeyeen sidii cagta loo marin lahaa maleeshiyaadka kooxda Daacish oo weeraro fara badan ka geysatay dalkaaso.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=484

Posted by on Apr 14 2017. Filed under caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Ciidamada Mareykanka oo Gantaal Nukliyeer ah ku riday goob ay ku sugnaayeen madax ka tirsan ISIS”

  1. I really like and appreciate your blog post.

  2. I value the post.Really thank you! Much obliged.

  3. Pastilla Cialis Uso Levitra 20mg Cost Ed Pills Online

  4. Hello Web Admin, I noticed that your On-Page SEO is is missing a few factors, for one you do not use all three H tags in your post, also I notice that you are not using bold or italics properly in your SEO optimization. On-Page SEO means more now than ever since the new Google update: Panda. No longer are backlinks and simply pinging or sending out a RSS feed the key to getting Google PageRank or Alexa Rankings, You now NEED On-Page SEO. So what is good On-Page SEO?First your keyword must appear in the title.Then it must appear in the URL.You have to optimize your keyword and make sure that it has a nice keyword density of 3-5% in your article with relevant LSI (Latent Semantic Indexing). Then you should spread all H1,H2,H3 tags in your article.Your Keyword should appear in your first paragraph and in the last sentence of the page. You should have relevant usage of Bold and italics of your keyword.There should be one internal link to a page on your blog and you should have one image with an alt tag that has your keyword….wait there’s even more Now what if i told you there was a simple WordPress plugin that does all the On-Page SEO, and automatically for you? That’s right AUTOMATICALLY, just watch this 4minute video for more information at. Seo Plugin

Leave a Reply

Archives

taaj