Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 24 views

Abwaan Mustafa Sh. Cilmi oo tiriyay gabay qiiro leh (Daawo)

Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo ku caan baxay murti xaqiiqada ka tarjumeysa isla markaana ku saabsan xaaladda dalka iyo dhibaatooyinka heysta Soomaalida mudada ka badan 25-ka sano ayaa soo saaray gabay cusub kaasi oo ah mid qiiro wadaniyadeed xambaarsan.

Murtida hal abuurka gabayga Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi waxa uu uga hadlayaa kheyraadka dalka Soomaaliya oo iminka dalalka caalamka ay ku soo yaacayaan, isagoona su’aalo dhowr ah iska weydiiyay dagaalada sokeeye iyo tahriibka galaaftay nolosha kumanaan Soomaali ah.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=476

Posted by on Apr 14 2017. Filed under lastest video. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

taaj