Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 58 views

Shirkad laga leeyahay Jarmalka oo soo saartay Bus-kii ugu casrisanaa dunida (Daawo)

Shirkad laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa soo saartay Bus weyn oo ah midkii ugu casrisanaa dunida, bacdamaa uu leeyahay adeegyo fara badan sida Hotel, Baar, qolal jiif ah, kuwo lagu nasto iyo waliba adeegyo kale.

Gaarigaan oo loogu talo galay dadka safarka ah ayaa ah mid laga hagayo dhammaanba qeybaha uu ka kooban yahay Remut Control, sidoo kale wuxuu wataa Gaari nooca yar yar ah oo loogu talo galay haddii ay cillad qabsato in loogu keeno qalabka uu u baahan yahay.

Shirkadda Volkner Mobil ee ku taala magaalada Dortmund ee dalka Jarmalka oo soo saartay gaarigaan saraakiil ka tirsan ayaa warbaahinta u sheegay inuu sare u kacayo tirada dadka doonaya inay iibsadaan.

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=427

Posted by on Apr 13 2017. Filed under lastest video. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

taaj