| | 332 views

Nidaam-dowladeed ceynkee ah baa ku haboon dalkeenna Soomaaliya ?


Inta aanan ka waramin nooca nidaam-dowladeed ee ku haboon dalkeenna Soomaaliya ee ay waayadani qataraha badani kaga soo fool leeyihiin Shisheeyaha isugu jira cadaanka iyo madowga ee u soo qalabqaatay boobka kheyraadkeena. Aan marka hore ka hadlo labo arimood oo aad u muhiimsan, Kuwaasi oo kala ah:

Canbaareyn aan u jeedinayo Baarlamaanka Federaaliga oo si indho la’aan ah u ansixyey xukuumad tiro badan oo aan loo baahneyn, iyo soo gudbin ku aaddan halbeegga aan Anigu wax ku cabiro marka aan wax taxliilinayo.

Talaabada ay qaadeen Xubnaha Baarlamaanka, Waxa ay muujineysaa inayan si fiican u aqrinin fariimaha ka imaanayey dadweynaha Soomaaliyeed ee sharafta badan, Kuwaasi oo ku qotomey in markan loo baahan yahay isbadal dhab ah oo wax ka badala xaaladaha siyaasadeed, kuwa dhaqaale, kuwa amni iyo waliba kuwa bulshe ee ka jira dalkeena.

Fariimahan, Ayaa sidoo kale ku qotomay inayan dowladnimadu noqonin goob laga faafiyo dhaqamada xun xun ee lidiga ku ah diinteena Islaamka iyo dhaqankeena suuban.

Waxa ay ahayd in Baarlamaanku ka dalbado Ra’isulwasaaraha in uu wax ka soo badalo golahan wasiirada ee tirada badan, iyo waliba magacyadan aan macnaha sameyneynin ee uu ku sheegayo wasaarado. Sidee loo ansaxinayaa yaa turaa gole wasiirro oo ka kooban 67 xubnood, Iyadoo ay dalka ka jirto dhaqaaloxumi baahsan iyo waliba abaaro daran ? Maxaase diidayo in la yareeyo golaha wasiirada inta laga baxaayo dhibaatooyinkan jira ? Maxaase faa’iido ah oo Shacabka Soomaliyeed ugu jira xukuumad tiro badan ?

Qaabka loo dhisay xukuumaddani, Ayaa waxa uu muujinayaa in shanta sanam (Daarood, Hawiye, Dir, Digil iyo Mirifle iyo Beesha shanaad) ee wax lagu qeybsada ee ka jira dalkeenna ay wali yihiin kuwa xooggan oo aan laga gudbin karin, Kuwaasi oo ay ku qaraabtaan kuw xun xun ee ku jira bulshadeenna ee qabiilka u isticmaala aalad ay xilal ku qabtaan iyo waliba farsamo ay dhaqaalo ku uruursadaan. Sow ceeb ma’ahan in 17 sano ka dib ay dadka qaar wali ka hadlayaan hab-qeybsiga loo yaqaanno 4.5-ka ee baadilka ah ?

Qodobka labaad ee muhiimka ee aan doonayo inaan ka hadlo ayaa ah halbeegga aan Anigu wax ku cabiro, gaar ahaan marka aan ka hadlayo arimaha caamka ee quseeya dalkeenna iyo dadkiisa. Waa muhiim runtii in dadkaagu ay garanayaan halbeegga aad wax ku cabireyso, gaar ahaan marka aad tahay qof qoraa ama wax taxliiliya, Waana sababtaasi sababta aan qodobkan uga hadlayo, Si ay dadka Soomaaliyeed u fahmaan halka aan ka duulayo iyo waliba hubka aan sito.

Walaalayaal, Anigu waxaan wax ku cabiraa halbeeg ka kooban waxa uu ka samaysan yahay qofka Soomaaliga ee uu waliba uga duwan yahay qofka kale ee Bini’aadamka ahi. Halbeeggan, Ayaa ka kooban diinteenna, dhaqankeena iyo waliba luuqaddeenna qaaliga ah. Waxa uu sidoo kale ku qotomaa in maslaxada caamka ee umadda Soomaaliyeed mar walba laga hormariyo midda gaarka ah sida qabiilka, xisbiga, gobolka, degmada, xaafadda iyo waliba tuulada.

Waa wax lala yaabo runtii inaad aragto dad Soomaali oo wax qorayo ama wax taxliilnayo, Oo hadana aad ku wareereyso cidda ay yiihin: Ma Soomaali mise Ajanabi. Waxaad kaloo ku wareereysaa diinta ay haystaan iyo cidda soo barbaarisay. Marka aad qoraa tahay ama aad wax taxliilineyso, Waa qasab runtii inaad mar walba u xagliso daanaha caamka ee dalkaaga ama aad iska aamusto. Waxaa kaloo muhiim ah inaad garaneyso taariikhda dadkaaga, Si aad u ogaato yaa cadow, Yaase saaxiib ah ? Yaa wanaagaaga ku farxa, Yaase ka naxa ?

Haddii aan dib ugu soo laabto dulucda qormadeyda oo aan maanta kaga hadlayo nooca nidaam-dowladeed ee ku haboon dalkeenna Soomaaliya oo ay waayadani qataro badani kaga soo fool leeyhiin shisheeye isugu jira cadaan iyo madow, Kuwaasi oo u soo qalabqaatay boob iyo bililiqeysi baahsan, iyo waliba in ay lacag ka sameeyaan dhiigga dadkeena, Iyagoo isticmaalayo magacyo aanan garaneynin waxa loola jeedo iyo cidda soo aliftay. Hadabo, nidaam-dowadeed caynkee ah baa ku haboon dalkeenna ?
Anigoo ka jawaabayo su’aashaasi muhiimka ah, Iyadoo waliba aan wax ku dhisayo caqligeya, aqoonteyda, waayo-aragnimadii aan ka dhaxalnay nidaamyadii aannu soo tijaabinay, qaabka uu u dhisan yahay mujtaceenna iyo waliba waxyaabaha aannu maanta ka aragnay nidaamka federaalka ee hadda lagu dhaqmo, Kaasi oo keenay in maamul goboleed uu heshiis caalami ah la galo dowlad shisheeye, Iyadoo ay dalka ka jirto Dowlad Dhexe oo la aqoonsan yahay, Islamarkaana ku shaqeysa Xaruntii dalka looga talinayey
Anigu.

Waxaan qabaa in dalkan uu u baahan yahay nidaam dowladeed adkeyn kara midnimadiisa, madaxbanaanidiisa iyo waliba haykalkiisa dowladnimo, Iyadoo aan waxba loo dhimeynin sharafka iyo xoriyaddda qofka Soomaaliga ah.

Kaasi oo hadana fudud hirgelintiisa, Islamarkaana aanu u baahneyn lakabyo badan oo isdulsaaran oo dhinaca maamulka ah sida nidaamka federaalismka oo kale.

Walaalayaal, Marka aan fiiriyey nidaamyo dhowr ah oo Aduunka ka jira oo ay ku jiraan kuwii aannu horay u soo tijaabinay iyo midka hadda aan ku dhaqanno ee federaalismka ah. Anigu, Waxaan qabaa in dalkeennu uu u baahan yahay nidaamka loo yaqaanno unitary system (dowlad dhexe oo xoog badan) oo runtii ah nidaam aad u wanaagsan, Islamarkaana horay loo soo tijaabiyey, Kaasi oo aanan u baahneyn culuum fara badan iyo waliba lakabyo badan oo isdulsaaran.

Nidaamkan, Ayaa ah mid degan, Islamarkaana talada inteeda badan ku uruurinaya dowladda dhexe, Taasi oo ka dib fudududaaneysa in si deg deg ah loo dhaqangeliyo go’aamada iyo qaraaraadka masiiriga ah ee ka soo baxa laanta fulinta ee uu hogaamiyo madaxweynaha dalka. Nidaamkan, Ayaa sidoo kale meesha ka saarayo loolan xagga awoodda ah oo dhexmara dowladda dhexe iyo maamulada kale ee dalka ka jira maadaama talada inteeda badan ay ku uruursan tahay dowladda dhexe.

Waxa uu sidoo kale adkeynayaa midnimada iyo wadajirka dalka, oo haatan ay faro ba’ani ku hayaan liitaayaal Soomaali ah oo uu shisheeye soo barbaariyey, Si ay u kala dhantaalaan midnimada iyo wadajirka oo runtii qiimo badan noogu fadhiya, Wallow aysan sidaasi u fahamsaneyn liitayaasha uu caqliga ka dhamaaday ee uu ka midka yahay Faysal Cali Waraabe, Kaasi oo kala garan la’ ciidda uu wax ka tabanayo: Ma shacabka Soomaaliyeed ee uu Isagu ka dhashay mise Dowladdii hore ee Siyaad Barre !!
Tusaale ahaan, Nidaamkani waxa uu fududeynayaa in Wasiirka Arimaha Gudaha iyo shaqaalaha hoos yimaada wasaaraddiisa ee ku sugan tuulo ku taallo xuduudda dalka ay si deg deg ah u kala warqaataan.

Iyadoo aan waqti badan lumin, halka maanta taasi aysan suurtagal ahayn sababo la xariira nidaamka federaalka ee khabiithka ah. Taasina waxaa daliil u ah booqashadii sharcidarada ahayd ee uu dalka ku soo galay Uhuru Kenyaata iyo waliba shisheeyaha la midka ah ee dalka soo gala, Iyadoo aysan cidin la soconin.

Haddii la isla helo nidaamka unitary systemka iyo midka loo yaqaano presidential system oo uu madaxweynuhu hogaaminayo laanta fulinta, Isagoo sameysanayo m/kuxigeen iyo gole wasiirro oo Isaga hoos yimaada, Waxan aaminsanahay in dalkan la badbaadin karo, Islamarkaana laga dhaqaajin karo meesha uu hadda taagan yahay, oo runtii ah meel aad u foolxun, balse aysan ka run sheegeynin kuwa sheegta siyaasiyinta. Bal ila fiiriya nidaamdarada maanta taagan ee lagu faanayo iyo waliba iibka ku socda dhulkii hooyo!!

Ma xaq baa in maamul goboleed uu heshiis caalami ah la galo dowlad shisheeye, Iyadoo ay dalka ka jirto Dowlad Dhexe oo la aqoonsan yahay, Islamarkaana ay kuwada jiraa dhamaan dadka Soomaaliyeed ? Mase la aqbali karaa in maamul beeleed uu ku tagrifalo ama uu kireeyo hanti ka dhaxeysa dhammaan dadka Soomaaliyeed ?

Yaase lahaa lacagihii lagu dhisay dekadahan la iibinayo ?
Tan kale, Sow looma baahno in dowladnimada la casriyeeyo, Iyadoo laga tagayo dhaqamadii hore ee la isticmaali jiray xiliyadii hore sida madaxweyne la daba istaago, madaxda oo loo aaso qaab ka duwan sida ay shareecadu tilaameyso, heesaha oo lagu qaado goobaha la isugu yimaado iyo waliba isdhexgalka ragga iyo dumarka ? Anigu, waxaan qabaa haddii la doonayo in ay wax hagaagaan waa in la kala saaraa dowladnimada iyo waxyaabaha aan diin ahaan wanaagsaneyn.

Gabagbadii iyo gunanudkii, Waxaan soo jeedinayaa talooyin dhowr ah oo aan isleeyahay waxa ay wax ka tari karaan hiraadka loogu jiro hilitaanka dowlad wanaagsan oo dalkan ka saarta dhibaatada uu dhex-muuqaranayo ku dhawaadka sodonka sano. Waxaana talooyinkaasi ka mid ah kuwa soo socda oo aan rajeynayo in la qaadan doonno:

1-In la qaato nidaamka loo yaqaanno unitary system (dowlad dhexe oo gacanta ku haysa talada inteeda badan)
2-In lagu dhaqmo nidaamka loo yaqaanno presidential system (madaxweynaha oo masuul ka ah laanta fulinta Iyadoo uusan jirin ra’isulwasaare)
3-In wasaaradaha lagu qeybiyo 18-ka gobol ee uu dalka ka kooban yahay, Iyadoo gobol walba la siinayo hal wasiir.
4-In laga guuro isticmaalka dhaqamadii hore sida madaxweyne la daba istaago iyo baanbay loo tomayo nin dhintay.
5-In laga taqaluso inta ay goorigoor tahay nidaamka 4.5-ka ee baadilka ah iyo waliba federaalismkan fidarada ah.
6-In meesha laga saaro dhammaan heshiisyada lala galay shisheeyaha oo ay ku jiraan kuwo lagu wareejiyey dekadaha.

W/Q: Maxamed Ibrahim (ragow)
ragow1960@hotmail.com

Short URL: http://somaliweyn.org/?p=148

Posted by on Apr 9 2017. Filed under Faallo, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

110 Comments for “Nidaam-dowladeed ceynkee ah baa ku haboon dalkeenna Soomaaliya ?”

  1. Easy On the flly DOC Conversion Web Pharady.com

  2. cro5gH Wow! Thank you! I continuously needed to write on my site something like that. Can I implement a fragment of your post to my site?

  3. nSZhyM When June arrives to the airport, a man named Roy (Tom Cruise) bumps into her.

  4. Spot on with this write-up, I absolutely feel this amazing site needs far more attention. I all probably be returning to read through more, thanks for the information!

  5. Looking forward to reading more. Great blog article. Really Cool.

  6. Wow, great article.Much thanks again. Great.

  7. Looking around I like to browse in various places on the internet, regularly I will go to Digg and follow thru

  8. I loved your blog article.Thanks Again.

  9. this web site conations genuinely good funny stuff too.

  10. Great blog.Really looking forward to read more. Really Cool.

  11. Wow, awesome blog layout! How long have you been blogging for? you made blogging look easy. The overall look of your web site is great, let alone the content!. Thanks For Your article about sex.

  12. Thank you for sharing superb informations. Your website is very cool. I am impressed by the details that you have on this website. It reveals how nicely you perceive this subject.

  13. pretty nice post, i certainly adore this web site, keep on it

  14. That is a great tip especially to those new to the blogosphere. Short but very accurate information Appreciate your sharing this one. A must read article!

  15. Thanks for sharing, this is a fantastic article.Much thanks again. Really Great.

  16. In it something is also to me it seems it is excellent idea. Completely with you I will agree.

  17. Im thankful for the blog article.Thanks Again. Keep writing.

  18. thanks to the author for taking his time on this one.

  19. It as not that I want to replicate your website, but I really like the layout. Could you let me know which style are you using? Or was it custom made?

  20. You may have some true insight. Why not hold some kind of contest for the readers?

  21. Thanks a lot for the article.Much thanks again. Want more.

  22. My brother suggested I might like this web site. He was entirely right. This post actually made my day. You can not imagine just how much time I had spent for this info! Thanks!

  23. Im thankful for the blog.Thanks Again. Will read on…

  24. Very Fascinating Blog! Thank You For This Weblog!

  25. There is clearly a lot to know about this. I consider you made various good points in features also.

  26. The Birch of the Shadow I feel there may possibly become a couple duplicates, but an exceedingly handy listing! I have tweeted this. Several thanks for sharing!

  27. Its hard to find good help I am forever saying that its difficult to get good help, but here is

  28. Great, thanks for sharing this article. Awesome.

  29. Very good information. Lucky me I discovered your blog by accident (stumbleupon). I ave bookmarked it for later!|

  30. Major thankies for the article post.Much thanks again. Really Cool.

  31. Muchos Gracias for your article.Really thank you! Great.

  32. I see something truly special in this website.

  33. Hey, thanks for the article.Really looking forward to read more. Really Great.

  34. pretty beneficial material, overall I consider this is really worth a bookmark, thanks

  35. Say, you got a nice article post.Really looking forward to read more. Really Great.

  36. Say, you got a nice article post.Thanks Again. Much obliged.

  37. Say, you got a nice post.Thanks Again. Want more.

  38. Pretty! This was a really wonderful post. Thank you for providing this information.

  39. Thank you for your post.Thanks Again. Keep writing.

  40. Thanks for the article post. Really Great.

  41. Great article post.Thanks Again. Awesome.

  42. now. (from what I ave read) Is that what you are using

  43. Really appreciate you sharing this post. Awesome.

  44. Right now it looks like BlogEngine is the best blogging platform available right now. (from what I ave read) Is that what you are using on your blog?

  45. I really liked your article. Really Cool.

  46. Just a smiling visitant here to share the love (:, btw outstanding style.

  47. Very neat blog post. Cool.

  48. There as certainly a great deal to learn about this issue. I love all of the points you have made.

  49. Just what I needed to know thank you for this.

  50. There is apparently a lot to know about this. I consider you made various good points in features also.

  51. This is really interesting, You are a very skilled blogger. I have joined your feed and look forward to seeking more of your excellent post. Also, I ave shared your website in my social networks!

  52. Thanks a lot for the blog article.Much thanks again. Will read on

  53. You completed a few nice points there. I did a search on the topic and found a good number of folks will consent with your blog.

  54. Very good post.Really looking forward to read more. Great.

  55. It as not that I want to replicate your web site, but I really like the style and design. Could you let me know which design are you using? Or was it tailor made?

  56. Some really quality blog posts on this site, saved to fav.

  57. We are a collection of volunteers and starting a new project in a community in

  58. This is really interesting, You are a very skilled blogger. I ave joined your feed and look forward to seeking more of your wonderful post. Also, I have shared your web site in my social networks!

  59. wow, awesome blog post.Much thanks again. Will read on

  60. Major thankies for the blog article.Really thank you! Great.

  61. There is certainly a great deal to find out about this subject. I love all of the points you have made.

  62. Thanks so much for the blog article.Really thank you! Cool.

  63. Major thankies for the blog post.Thanks Again. Much obliged.

  64. I value the blog.Really thank you! Great.

  65. Im obliged for the blog article. Will read on…

  66. Thanks for sharing, this is a fantastic blog article. Much obliged.

  67. Great blog post.Really thank you! Want more.

  68. Wow, fantastic blog layout! How long have you been blogging for? you made blogging look easy. The overall look of your site is fantastic, as well as the content!

  69. Thank you for your blog post.Really thank you! Awesome.

  70. wonderful post.Never knew this, thanks for letting me know.

  71. Wow, superb blog layout! How long have you been blogging for? you made blogging look easy. The overall look of your site is fantastic, let alone the content!

  72. Wow, marvelous blog format! How lengthy have you ever been blogging for? you made blogging look easy. The total glance of your site is wonderful, let alone the content material!

  73. I value the blog.Really thank you! Want more.

  74. Wow! Thank you! I always needed to write on my blog something like that. Can I take a portion of your post to my site?

  75. Awesome blog article. Keep writing.

  76. If you happen to be interested feel free to shoot me an email.

  77. Thanks so much for the post. Fantastic.

  78. Wow, wonderful blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your website is magnificent, let alone the content!

  79. What as up, all is going fine here and ofcourse every

  80. Wow, great blog post.Really looking forward to read more. Will read on

  81. Major thanks for the blog article.Really looking forward to read more. Fantastic.

  82. Inspiring story there. What occurred after? Take care!

  83. Red your site publish and loved it. Have you at any time thought about guest posting on other related blogs related to your blog?

  84. This is a topic that as near to my heart Take care! Exactly where are your contact details though?

  85. Wohh exactly what I was looking for, regards for posting.

  86. I truly appreciate this post. I ave been looking everywhere for this! Thank goodness I found it on Bing. You have made my day! Thanks again!

  87. Very neat blog.Really thank you! Really Cool.

  88. Perfect piece of work you have done, this site is really cool with great information.

  89. Say, you got a nice blog post.Thanks Again. Fantastic.

  90. paragraph is actually a good post, keep it up.

  91. Muchos Gracias for your blog post.Thanks Again. Want more.

  92. Wow, wonderful blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your site is fantastic, let alone the content!. Thanks For Your article about sex.

  93. Thank you for your post.Thanks Again. Cool.

  94. This website was how do I say it? Relevant!! Finally I have found something which helped me. Kudos!

  95. A round of applause for your blog.Much thanks again. Fantastic.

  96. Thank you, I ave recently been searching for info about this topic for ages and yours is the best I ave discovered till now. But, what about the bottom line? Are you sure about the source?

  97. Some great points here, will be looking forward to your future updates.

  98. pretty valuable stuff, overall I feel this is well worth a bookmark, thanks

  99. Thanks so much for the blog article. Fantastic.

  100. It as not that I want to duplicate your web-site, but I really like the design and style. Could you let me know which style are you using? Or was it custom made?

  101. Wow! Thank you! I continually needed to write on my website something like that. Can I implement a portion of your post to my blog?

  102. It as really a great and helpful piece of info. I am glad that you shared this helpful info with us. Please keep us up to date like this. Thank you for sharing.

  103. Wow, amazing blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your web site is great, let alone the content!

  104. This particular blog is without a doubt awesome additionally informative. I have picked up a lot of helpful tips out of this source. I ad love to come back again soon. Thanks a lot!

  105. Really enjoyed this blog post.Really thank you! Great.

  106. Wow, amazing blog layout! How long have you been blogging for? you made blogging look easy. The overall look of your site is magnificent, as well as the content!

  107. I think this is a real great blog.Really looking forward to read more. Really Great. ventolin

  108. Very fantastic info can be found on website.

  109. you have an incredible weblog here! would you prefer to make some invite posts on my blog?

Leave a Reply

taaj