Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » April 26th, 2017 Entries posted on “April, 2017”

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Saadaasha & Duulista Hawada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle). Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu shaaciyay in Yuusuf Jaalle si rasmi ah loogu magacaabay xilka Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada, iyadoo xilka laga qaaday Mr. C/waaxid Sheekh […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

5ruux oo Xamar lagu dilay iyo israsaaseyn ka dhacday mid ka mid ah dogmooyinka Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in rag ku labisan dharka Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isku rasaaseeyeen halkaasi. Ugu Yaraan Shan qof ayaa ku dhimatay goobtii ay israsaaseyntu ay ka dhacay oo ah iridda Hore ee beerta Qaadka. Dadka degaanka ayaa warbaahinta  u sheegay in sidoo kale ay jiraan […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia Oo Kaalinta hoose Ka Gashay Qiimaynta Xorriyadda Saxaafadda Ee 2017.

Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn “Reporters Without Borders” oo Xaruntiisa Dhexe ku taalla Caasimaadda dalka Faransiiska ee Paris waxay maanta soo saareen Qiimeynta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka ee sannadkan “2017 World Freedom Press Index”. Qiimaynta waxaa lagu sameeyey 180 Waddan oo isugu jira kuwo Suxufiyiinta lagu xushmeeyo iyo kuwo Nidaam Kelitalinimo  ka jiraan oo caburiya Suxufiyiinta, […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday Ankara + Sawirro

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa kulan laba geesood ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalkaasi Turkiga, kaddib soo dhoweyn xeer Madaxweyne ah oo loo sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya. Kulanka ayaa labada Madaxweyne waxay uga hadleen arrimo dhowr ah oo uu ugu horeeyo adkeynta xiriirka labada dowladood, iskaashiga dhinacyada horumarinta, doorka […]

April 26th, 2017 | Posted in Sawirro,Wararka | Read More »

Xiisada ka dhalatay dhismaha ciidamada oo cirka isku shareertay + Video

Arrimaha dhismaha ciidamada oo ka mid ah ajandayaasha looga hadlayo shirka ka furmaya magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa yeeshay weji kale, kaddib markii ay soo baxeen warar dheeraad ah oo ku saabsan abaabulka shirkaasi iyo macluumaad la xariira dhismaha ciidamada. Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ka yeeshay maalintii shalay ayaa waxa uu dood […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Is rasaaseyn ay dad ku geeriyoodeen oo ka dhacday Muqdisho

Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo shacab ahaa ayaa ku dhimatay israsaaseyn Ciidamo kuwada Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya ku dhex martay goordhaweyd Beerta qaadka ee Degmada hodan ee Gobolka banaadir. Qof kamid ah dadkii ku sugnaa Beerta qaadka ee Degmada Hodan ee Gobolka banaadir oo goordhaweyd la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay in labada ciidan ee […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somali tech accelerator supports entrepreneurs

HARGEISA, Somaliland – Innovate Ventures is re-running its successful tech start-up accelerator for Somali startups, The Innovate Accelerator, to support and invest in the next wave of tech start-ups in Somaliland and Somalia. Launched in partnership with VC4A, Telesom and Oxfam, as part of the Work in Progress! project, Innovate Accelerator saw over 180 applications […]

April 26th, 2017 | Posted in English News | Read More »

Xaasaska Saraakiisha Al-Shabaab iyo carruurtooda oo amar deg deg ah la dul dhigay

Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu soo saaray Amar ku socda Xaasaska iyo Carruurta ay dhaleen Saraakiisha iyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab. Taliyaha Ciidamada Booliska K/galbeed Mahad C/raxmaan ayaa ku amray Xaasaska ay qabaan Saraakiisha iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ee kusugan deegaanada Maamulkaasi in ay iska diiwaan giliyaan xarumaha Ciidanka Booliska. Waxaa uu inta raaciyay […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiye Taabid oo wareegto ka soo saaray magaca gobolka Banaadir (Akhriso)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha kala duwan ee dowladda inay wax ka bedel ku sameeyaan qaab qoraalka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in Guddoomiyuhu uu isku bedelay xarfaha A iyo E. magaca “Banaadir”, kaasoo dhamaan […]

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Shiinaha oo 10 Malyan oo doolar ku tabarucday dadka ay abaaraha saameeyeen + Sawirro

Madaxa Barmaamijka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada WPF ee Soomaaliya, safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliyo iyo wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyina Dowladda Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu wareejinayay deeq lacag oo gaareysa Toban Milyan oo Doolar (10,000$) oo Dowladda Shiinaha ay ugu tala gashay dadka Soomaaliyeed oo ay abaarta saameysay ,iyadoo […]

April 26th, 2017 | Posted in Sawirro,Wararka | Read More »

taaj