21 Apr, 2025

News Block

1 min read

Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys

Helsink Finland, Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys ee wadamada Europa sanadkan lagu qabtay wadanka Finland magaalada Helsink. Waxaa wafdigaas hogaaminayey: Gudoomiyaha Jaaliyada Guud ee Soomalida Netherland SFON: Abdikadir Ali Nuune. Cayaarahaas oo ay ka soo qeyb galeen 12 kooxod oo ka kala yimid dhamaan wadamada Yurub. Waxaa Netherland uga qeyb […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-456=Ar Duubka Deriskaa, Qabiil sooma dirsan ee isagaa is xilqaamay ee yaan shirka laga celin=

1. Somali land iyo punt land oo Ka wakiil ah Ingriiska iyo imaaraadka ayaa isku qabsaday Khaatumo. ( F.S:1aad) . ( Khaatumo ayaa leh: Anigu kuwa aad xagooda ii jiideysiin, isku midab, dhaqan, Aragti iyo siyaasad ma nihin ee Adinku toos iila xariira, Adinkaan walaalo nahaye, Ama walaalo kale oo ii eg, isku aragti iyo […]

1 min read

๐‘๐– ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง๐ข๐ ๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž.

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in Wasaaradda Gaashaandhiggu ay laf-dhabar u tahay difaaca Qaranka, amniga iyo horumarinta siyaasadda Qaran ee dib-u habeynta iyo […]

1 min read

Golaha Wasiirrada oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka Qaranka […]

1 min read

Soomaaliya oo agab ciidan oo badan ka hesha Midowga Afrika.

ISTANBUL Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegtay in ay ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan oo ka timid Midowga Afrika. โ€œJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Midowga Afrika ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan Khamiistii, oo ay ku jiraan baabuurta gaashaaman, koofiyadaha iyo jaakadaha, gawaarida gaashaaman, booyadaha shidaalka iyo biyaha, matoorada, sahayda caafimaadka iyo […]

1 min read

Heshiiska Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hayโ€™adda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA).

Soomaaliya โ€“ Xilli muhiim ah oo isbeddelka dhijitaalka ah ee Soomaaliya ku yimid, Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hayโ€™adda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA) ee Pakistan waxay saxiixeen Addendum-2 sida waafaqsan heshiiska ugu weyn ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed (SNIDS). Xafladda ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb […]