News Block
Fullwidth Featured
Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeesay inay Kismaayo ka dajisay Diyaarado Hub sida.
War Deg Deg ah: Dowladda Soomaaliya ayaa war cusub oo ay soo saartay ku eedeysay Itoobiya in ay labo diyaaradood oo hub ah u soo dirtay magaalada Kismaayo, iyadoo ay jiraan khilaafaad siyaasadeed oo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo madaxda Jubaland oo ku aadan gacan ka hadal dhawaan ka dhashay doorashadii ka dhacday Kismaayo. Ma […]
Nasashada Jimcaha. Q- 438=Ha ku daahin Doobnimada=.
1. Ha shukaansan Gabar Mobile – keedu Shaashadda ka jaban yahay, Mobile-kaasi waxa uu noqon doonaa Mashruuca ugu horeeyo ee aad Maal galiso. ( F.S:1aad). ( Mashruucii ugu horeeyay, ee aad Gabar u maal galiso muxuu ahaa?) 2. Gabar ayaa si sir ah u baaree Telephone ka saaxiibkeed, wax xiriir Haween ah ayey ka weeynee. […]
Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka.
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa, ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay inay 169-Xildhibaan ogolaadeen , waxaana diiday 6 Mudane, sidoo kale wax ka aamusay majirto sida uu […]
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo yeeshay kulan deg-deg ah.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddiga Madaxa Doorashooyinka iyo Soohdimaha, waa guddi Qaran oo dastuuri ah wuxuuna mas’uul ka yahay maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan. Shirka […]
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hambalyo u diray madaxweynaha Jubbaland.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha Jubbaland. Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ayaa warsaxaafadeed uu ku baahiyay Bartiisa twitter ama X wuxuu qoraalkiisa ku sheegay inuu hambalyo u dirayo Axmad Madoobe oo mar kale 5 sanno loo doortay inuu sii hogaamiyo maamulka Jubbaland. HOOS KA AQRISO WARSAXAAFADEEDKA
Shaqa la’aanta Dalka ka jirta.
Waxaan la kulmay Wiil heeysto Shahaadada Heerka Labaad ee Jaamacadda oo aan ku wada Shaaheynay Baar Caan ah. Waxaan ku iri: maad shaqo raadsatid, jago ayaa ka banaan Wasaaradaas, waxaana maalgalinayo Hayad Caalamiya. Araajidana waa la qabanayaa, imtixaanna waa la galayaa. Waxa uu igu yiri: Ma codsanayo jagadaa Banaan. Waxaan ku iri : Maxaa dhacay?. […]
Muqdisho oo Laba Maamul yeelanee!!!.
Xildhibaanoow. Kala dooro, maamul ku qixiyo iyo mid aad nabad kula noolaato. 1. Sharciga ay dajiyeen Gudiga loo xilsaaray Doorashada, Golaha wasiiraduna ay ansixiyeen ka fiirsasho la’aan, oo u muuqdo in laga soo minguuriyay kii isticmaarku markii uu Afrika imaanayay, kaa oo lagu duudsiyay Xuquuqda Dadkii isticmaarku u yimid. Sharci ku sheegaan oo hadda loo […]
RW Xamze Cabdi Barre oo Hadallo kulul u jeediyay maamulka Axmad Madoobe+Cod iyo Vedio.
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay Xafladuu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee ciidanka xoogag dalka , ayuu weerar dhinaca afka ah ku qaaday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Xamse Barre , ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qeyb ka ahaa heshiisyadii dalka loogu jiheenayay doorasho qof iyo cod […]
Sadaqo Siyaasadeed mise Dhul boob!!!!.
Ku: Saaxiibadeyda Hormuud Salaama Foundation 10.000 Qoys oo barkacayaal ah deegaameey, si aad u sii barakiciso 15.000 Qoys oo degaankaa deganaa. Abuur Colaad Qarniyo Socoto ee ka dhax dhalato Dad walaalo ah oo Hadda ayna dhibaato ka dhaxeeyn. Hayadaha Caalamigaa ee Geneva, Switzerland degan u gudbi Baahida, kuna dheh dhul ayaan u hayaa ee qeybta […]
Farmaajo “Ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka..”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay go’aan uu ansixiyay Baarlamaanka Soomaaliya . “Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka FS ee ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka & Soohdimaha waxay sii fogaynaysaa xal u helidda tabashooyinka DG ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore & siyaasiyiinta dalka”. […]